Posted in WARARKA

DHAGEYSO Dhaqatiirta oo faahfaahiyay cirbado laga soo saaray canug saddax jir ah

3-dii bishan shanaad ee May ayay ahayd markii howlwadeenada cafimaadka ee isbitaalka guud ee Kapenguriya ee galbeedka Pokot ay ku guuleysteen inay toddobo cirbadood ka…

Posted in WARARKA

Xoghayaha dalladda COTU oo sheegay in nafsadiisa ay halis ku jirto.

Xoghaya guud ee dalladda ay ku bahobeen ururada shaqaalaha ee magacoodu loo soo gaabiyo Cotu Francis Atwoli ayaa ku andacoonayaa in noloshiisa ay khatar ku…

Posted in WARARKA

Dadka ay fatahaadaha saameyeen oo doonaya in loo gargaaro

Dadka kenyanka ah oo ay fatahaadaha saameyeen ayaa cawanaya iyagoo sheegay in ay doonayaan in lala soo gaaro gargaar biniaadanimo iyo dawooyin. Roobabka ka da’ay…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Wasiiradda waxbarashada oo maanta gaartay Wajeer

Wasiiradda wasaaradda waxbarashada Amina Maxamad ayaa maanta safar ku tagtay magaalada wajeer ee gobolka waqooyi bari. Weli waxaan ku guda jirnaa wararka ismaamulka wajeer, guddoomiyaha…

Posted in CIYAARAHA

Roma oo iibineyso Alisson

Agaasimaha guud ee AS Roma Mauro Baldissoni ayaa shegay in goolhayye Alisson Becker ay iska iibin doonaan. Ciyaaryahankan ayaa si xooggan loola xiriirinayaa inuu ku…

Posted in WARARKA

Ururka Macalimiinta KNUT oo doonaya inay jagada Sossion u dhaariyaan Hesbon Otieno

Waxaa sare u sii kacayaa xiisada ka dhex taagan madaxda KNUT ka dib markii maanta ururka macaliminta ay tageen xafiiska KNUT iyagoo sheegay inay dhaarin…

Posted in WARARKA

Miguna Miguna oo mar kale dalka ku soo laabanayaa

Miguna Miguna oo si iskiis isugu dhawaqay inuu yahay taliya iska caabinta dhaqdhaqaaqa qaran ee NRM ayaa sheegay inuu dalka dib ugu soo laabanayo 16-ka…

Posted in WARARKA

Xarunta ganacsiga Sarita Center oo la xiray

Waxaa la xiray xarunta ganacsiga ee sarita Center ka dib markii uu shalay dab xoogan ka kacay. Waxaa la rumaysanayahay in malaayiin shilinka dalka ah…

Posted in WARARKA

Dhaqaalaha Iran oo kordhey boqolkiba 5

Heshiiskii Nuyuukleerka ee la saxiixay sanadkii 2015-kii , ayna wada galeen dowladda Iran iyo 6 dal oo kala ah Maraykanka, Shiinaha, Ruushka, Britain, France iyo…

Posted in WARARKA

Burcada oo adeegsataa diyaaradaha aan duuliyaha lahayn

Hay’adda sirdoonka Maraykanka ee FBI ayaa sheegtay in koox burcad oo afduub ka geystay Maraykanka ay isticmaaleen diyaaradaha yaryar ee dhulka laga hago si ay…