Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Kulanka star, Cayaaraha 12-05-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/05/Kulanka-12-05-2018.mp3
Posted in WARARKA

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta ka doodaya Hindise Sharciyeedka Shirkadaha Dalka.

Golaha Shacabka Eee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho waxayna ka doodayaan Hindise Sharciyeedka Shirkadaha Dalka, oo dhawaan…

Posted in WARARKA

15 kun arday oo imtixaanaad u fadhiistay Puntland

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas waxa uu maanta furay imtixaanaadka shahaadiga ah ee dugsiyada dhexe iyo kuwa sare ee maamulka Puntland. illaa 100…

Posted in WARARKA

Dad u dhahsy Ingriiska oo lag afduubtay wadanka Congo

Ciidamada wadanka Congo ayaa baadi goobayaa laba qof oo dalxiisayaal ah oo u dhashay dalka Ingriiska kwaaso lagu afduubtay gudaha wadanka Congo. Afduubka muwaadinita ingriista…

Posted in WARARKA

Najib Razaq oo laga mamnuucay in uu ka baxo Malaysia

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Malaysia Najib Razaq iyo xaaskiisa ayaa laga mabnuucay inuu dalka ka dhoofo, waxaana sidaasi shaacisay laanta socdaalka ee dalkaasi. Arrinkani…

Posted in WARARKA

60 arday ah oo loo diray guriyahooda ka dib markii uu cudur ka dilaacay Muranga

Skuul ku yaala bartamaha dalka ee maamul goboleedka Muranga ayaa waxaa ka dilacay cudur sababy in 60 arday loo diro guriyahooda. Dugsiga sare Ihigaee ku…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo maanta ka qeyb galayaa munaasabad lagu abuurayo geedo

Madaxwaynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa maanta oo sabti ah hogaamin doona olole geedo abuuris ah . Afhayeenka Aqalka Madaxtooyada ee Manoah Esipisu ayaa sheegay in…

Posted in WARARKA

12 arday ah oo ku dhaawacmay shil gaari oo ka dhacay wadada Thika

12 arday ah oo wax ka baranayay Dugsiga Sare ee gabdhaha Limuru ayaa loo qaaday isbitaalka kadib markii ay ku dhaawacmeen shil gaari iyagoo ka…

Posted in WARARKA

Dowlada oo sheegtay in ay baaritaano ku sameynayso guud ahan biyo xireenada dalka

Musiibadii ka dhacday ismaamulka Nakuru ayaa dowladda dalka waxaa ay bilawday in ay kormeer ku sameeyso goobaha biyo xireenka ah si uusan mar kale u…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Hoggaanka star, Arrimaha Gobolka Waqoyi Barri 12-05-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/05/HOGGAANKA12-05-2018.mp3