Posted in WARARKA

Dibadbaxyo ka dhacaya Falastiin ka hor inta aan safaaradda Maraykanka loo wareejin Quddus

Waxaa dalka Falastiin ka socdo dibadbaxyo ay dhigayaan dadweynaha oo ay uga soo horjeedaan tallabada maanta maraykanka uu ku doonayo in safaaradda uu ku leeyahay…

Posted in WARARKA

Guddiga qaran ee xuquuqul aadanaha oo eedeyn dusha uga tuuray waaxda socdaalka

Guddoomiye ku xigeenka guddiga qaran ee xuquuqul aadanaha ee KNCHR George Morara, ayaa waaxda socdaalka ee dalka ku eedeyay inay diiday in baasaboorka dalka ay…

Posted in WARARKA

Sarakiishii guddiga IEBC ee iscasilay oo sheegay inaysan mushaar qaadan

Saddax ka mid ah sarakiisha sar sare ee guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudada ee IEBC oo horay u shaaciyay inay iscasileen ayaa beeniyay…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Maxkamada sare ee Eldoret oo garsoorayaal la’aan loo xiray

Waxaa uu hakad ku yimid howlaha maxkamada sare ee dalka laanteeda magaalada Eldoret ee ismaamulka Uasin Gishu maadama aysan jirin garsoorayaal ku filan oo ka…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Madasha, Ganacsiga 14-05-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/05/madaxda-maamulada-Soomaaliya-1.mp3
Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Hoggaanka Star, Arrimaha Kenya 14-05-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/05/HOGGAANKA14-05-2018.mp3
Posted in CIYAARAHA

Real Madrid oo kudhaw inay la wareegto Salah xagaaga soo aadan

Real Madrid ayaa ku dhow inay ka dhabeyso hadafkeeda ah in Mohamed Salah ay kusoo biiriyaan garoonka Santiago Bernabue xagaagan. kooxda ka dhisan caasimada Spain…

Posted in CIYAARAHA

Barcelona oo xalay guul daro kala kulantay Levante

Kulamadii 37-aad ee La Ligaha Spain la cayaaray waxaa ugu hadal heyn weyn in kooxda Barcelona rikoorkeedii guul daro la’aanta naadiga Levante 5-4 kusoo idleesay….

Posted in WARARKA

Hoggaamiyaha mucaaradka Nasa oo u ambabaxay ingiriiska

Hoggaamiyaha urur weynaha mucaaradka NASA Raila Odinga ayaa u ambaxay wadanka ingiriiska halkaasi oo uu ku joogi doono safar hal toddobaad qaadanaya. Berri oo talaado…

Posted in WARARKA

Weerar kale oo ismiidaamin ah oo ka dhacay Indonesiya

Laba qof oo saarnaa mooto ama dhugdhugley ayaa weerar ismiidaamin ah ku qaaday xarun booliis oo ku taal magaalada Surabaya, ee wadanka Indonesiya. Waxaa uu…