Posted in WARARKA

Miguna Miguna oo bari dalka ku soo laabanayaa

Miguna Miguna oo qareen si iskiis ah ugu dhawaaqay inuu yahay taliyaha dhaqdhaqaaqa qaran ee iska cabinta oo ay dowladu mamnuucday loona yaqaano NRM ayaa…

Posted in WARARKA

60 qof oo Falastiin ah oo shalay ku dhintay dibadbaxyadii ka dhacay Qaza oo maanta la aasay.

Waxaa maanta  magaalada qaza lagu qabtay aas loo samayay 60 qof oo Falastiin ah kuwaasi oo ay shalay  dileen ciidamada Israa’iil . Aaska loo samayay…

Posted in WARARKA

Toddobo qof oo muhaajiriin ah oo ku dhintay xeebaha waqooyi galbeed ee Turkiga

Toddobo qof oo muhaajiriin ah, oo ay ku jiraan saddex carruur ah, ayaa ku dhintey xeebaha waqooyi galbeed wadanka Turkiga ka dib markii ay degtay…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

Dhagesyso warka 8:30 pm 15 -5-2018

 

Posted in WARARKA

Madaxda cadaaladda ee bariga Afrika oo doonayo inay qeyb ka qaataan howlaha jaaliyadda EAC

Madaxda cadaaladda  ee wadamada xubnaha ka ah  jaaliyadda bariga Afrika  ee EAC-da ayaa doonayo inay qeyb libaax ka qaataan howlaha dalladaasi. Waxay ku doodayaan  in…

Posted in WARARKA

Laba qof oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo lagu dilay ismaamulka Kwale

Laba qof oo looga shakisan yahay in ay gacan saar la leeyihiin kooxda  Al-Shabaab  ee ka dagaalanta gudaha Somalia ayaa maanta  lagu toogtay ismaamul gobolkeedka…

Posted in WARARKA

Madaxweynihii hore ee Taiwan oo afar sano la xiray

Maxkamad ku taalo dalka  Taiwan  ayaa maanta oo talaado ah xabsi  afar sano ah ku xukuntay hogaamiyihii hore  ee wadankaasi  Ma Ying-jeou. Waxaa lagu soo…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Madasha, Tallo wadaag 15-05-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/05/Madasha15-05.2018.mp3
Posted in CIYAARAHA

Manchester United Oo dooneyso Elseid Hysaj

Manchester United iyo macallinkeeda ayaa diyaar u ah inuu u dhaqaaqo soo xero gelinta daafaca midig ee kooxda Napoli Elseid Hysaj. Daafaca reer Albania, oo…

Posted in CIYAARAHA

Andres Iniesta Oo Kala Dooraan Doona China Iyo Japan

Andres Iniesta ayaa ku dhow go’aansashada mustabalkiisa isla markaasna uu kala dooran doono horyaallada Chinese-Super League iyo J-Leagaue oo ah kan Japan. ka dib 16…