Madaxweynihii hore ee Taiwan oo afar sano la xiray

Maxkamad ku taalo dalka  Taiwan  ayaa maanta oo talaado ah xabsi  afar sano ah ku xukuntay hogaamiyihii hore  ee wadankaasi  Ma Ying-jeou.

Waxaa lagu soo oogay dacwad ah inuu  dusiyay macluumaad la xiriira amniga qaran, dokumeentiyo sharciyeed oo uu soo bandhigay.

Hasa ahaate waxaa uu wacad ku maray inuu go’aanka maxkamada racfaan  ka qaadanayo oo aanan la xiri doonin xita hadii ay noqoto inuu ganaax lacageed bixiyo.

Waxaa  bayaanka maxkamada   qeyb ka ah inuu sido kale bixin karo  ganaax dhan  4,019 oo doolar.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *