Posted in WARARKA

Guatemala oo safaarad ka furatay Quddus

Wadanka  Guatemala ayaa maanta noqday dalkii labaad oo safaarad ka furto  Quddus oo ka tirsan falastiin kadib markii  maraykanka uu dhawaan qaaday  tallabadaasi mid la…

Posted in WARARKA

Wasiirka beeraha iyo xananada xoolaha Garissa oo baaq u diray beeralayda

Wasiirka beeraha  iyo xananada xoolaha  ee dawlad goboledka Garissa  Ciisa Yarow Kaahin   ayaa dadka beeralayda ah ee ismaamulka  Garissa ugu baaqay  in qalabka muhiimka ah…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka Duhurnimo ee star fm 16-05-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/05/NEWS-16-05-2018-13-30.mp3
Posted in WARARKA

Dowlada Soomaaliya oo markii ugu horaysay bixisay qarashka ku baxaya imtixaanka shahaadiga ah.

Wasiirka Wasaaradda waxbarashadda dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan oo maanta shir jaraa’d ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sharaxaad ka bixiyay imtixaanka shahaadiga ah ee dowlada…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Shirka maamul goboleedyada oo maanta lagu wado in la soo gabagabeeyo.

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, waxaa Maalintii Saddexaad ka socda Shir u dhaxeeya Madaxda maamul goboleedyadda. Qodobadda ugu waa weyn ee Shirka looga hadlaayo…

Posted in WARARKA

Ra’iisul wasaarihii hore ee Malaysia oo xabsiga laga soo siidaayay

Wararka naga soo gaaraya dalka Malaysia ayaa sheegaya in xabsiga laga soo siidaayay Anwar Ibrahim oo horay u soo noqday ra’iisul wasaare ku xigeen. Waxay…

Posted in WARARKA

Guatemala oo safaarad ka furatay Quddus

Wadanka Guatemala ayaa maanta noqday dalkii labaad oo safaarad ka furto Quddus oo ka tirsan falastiin kadib markii maraykanka uu dhawaan qaaday tallabadaasi mid la…

Posted in WARARKA

Turkiga oo ceyrisay safiirkii Israa’iil

Waxaa weli sara u sii kacaya ficil celinta ku aaddan tallabadii maraykanka uu safaaradii uu ku lahaa magaalada Tel Aviv ee israa’iil ugu wareejiyay Quddus….

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Diyaar garoowka loogu jiro bisha Ramadaan oo laga dareemayo xaafadda islii

Shacabka ku nool xaafada Islii ee magalada Nairobi ayaa ugu hambaliyeeyay bulshada Muslimiinta gaar ahaan shacabka soomaalida ee ku nool daafaha caalamka Bisha barakeeysan ee…

Posted in WARARKA

Makueni oo noqotay ismaamulkii ugu horeeyay ee ka faaiideysta mashruuc lagu tageerayo dowlad wadaajinta

Wasirika wasaaradda dowlad wadaajinta Eugene Wamalwa ayaa sheegay in ismaamulka Makueni uu noqday midkii ugu horeeyay ee ka faaiido dhaqaalaha midowga yurub uu ku tageerayo…