Posted in WARARKA

Cudurka Ebola oo laga helay magalada Mbandaka ee dalka DRC

Saddax kis oo cusub oo la xiriira cudurka ebola ayaa la xaqiijiyay in koongada Dimuqraadiyeed gaar ahaan woqooyiga galbeed. Tani ayaa ka dhiogaysa tirade dadka…

Posted in WARARKA

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee dalka Maraykanka oo sheegay in ay Kenya taageri doonaan

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee dalka Maraykanka Mike Pompeo ayaa u xaqiijiyay Madaxweyne Uhuru Kenyatta inuu Maraykanka taageri doono Kenya. Mr Pompeo iyo Madaxweyne Kenyatta ayaa…

Posted in WARARKA

Madaxweyne Uhuru Kenyaatta oo ka soo horjeestay in la badalo dastuurka dalka

Madaxweynaha dalka¬† Uhuru Kenyaatta ayaa ka hor yimid ololaha ay wadaan qar ka mid ah siyaasiyiinta ee dalka kuwaasi oo doonaya in isbadal lagu sameeyo…

Posted in WARARKA

Guddiga xisaabadka dadweynaha ee barlamanka oo daba galaya dadkii ka dambeeya fadexada NYS

Guddomiyaha Guddiga xisabadka dadweynaha ee aqalka baarlamanka Opiyo Wandayi ayaa ku tilmaaya mid marin habaabin ah talaabada ay laba sarkaal oo ka tirsan dowllada ay…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Madasha, Dhacdooyinka Todobaadka 19-05-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/05/Madasha-19-05-2018.mp3
Posted in WARARKA

Golaha Aqalka sare oo maanta ka arinsanaya xiisada colaadeed ee ka taagan deegaanka Tukaraq

Xubnaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka dowlada Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya laba qodob oo kala ah xiisada colaadeed ee ka aloosan deegaanka Tukeraq ee…

Posted in WARARKA

Gudoomiye Yariisow oo kormeer ku sameeyey Goobaha ay ka socdaan Imtixaanadda

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow oo wehlinaayay Wasiirka waxbarashadda Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan ayaa kormeerey qaar ka tirsan Goobaha ay…

Posted in WARARKA

Khasaare ka dhashay daadad kusoo rogmay Berbera

Wararka naga gaaraya Somaliland ayaa waxaa ay sheegayaan in roobab dabaylo wata oo ka dhashay duufaankii ku dhufatay xeebaha Badda Cas, ay xalay saqdii dhexe…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha jamhuuriyada iskeeda ugu dhawaaqdey madax banaanida ee soomaliland oo ka hadlay dagalka ka socda deeganka Tukaraq ee gobolka sool.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo markale ka hadlaayay dagaalka degaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegay in maamulkiisa aysan duulaan ku aheyn Magaalada Garowe…

Posted in WARARKA

Muqtadaa Sadr oo ku guulaystay doorashadii baarlamanka Ciraaq.

Wadaadka Shiicada ah ee Muqtadaa Sadr ayaa ku guulaystay doorashadii baarlamanka Ciraaq. Natiijada kama dambaysta ah ee gudida doorashooyinku soo saaray ayuu isbahaysiga Saa’iruun ka…