Posted in WARARKA

Afhayeenka madaxtooyada Turkiga oo sheegay inaysan nabad jireyn inta israa’iil ay haysato degaanada Falastiin

Afhayeenka madaxtooyada  dalka  Turkiga  Ibrahim Kalin ayaa  sheegay in wadanka Falastiin aysan nabad ka jiri doonin inta Israa’iil ay ka wareejinayso  degaanada ay haysato. Waxaa…

Posted in WARARKA

Wasiirka isgaarsiinta oo difaacay hindise sharciyeed uu dhawaan madaxweynaha saxiixay

Wasiirka wasaaradda  warfaafinta , isgaarsiinta iyo teknolojiyada  ee dalka  Joe Mucheru ayaa difaacay hindise sharciyeed lagula tacaalayo falal dambiyeedyada dhanka intarneetka ah oo uu maalmo…

Posted in WARARKA

Wasiiradda adeega dadweynaha oo shaqada ka ceyrisay dhamaan sarakiisha lala xiriirinayo fadeexadda NYS

Wasiiradda wasaaradda adeega dadweynaha , dhalinyarada iyo jinsiyadda Prof. Margaret Kobia ayaa   fasax qasab ah  u dirtay  sarakiisha ka tirsan waaxda qaran ee adeega dhalinyarada…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaanijka Madasha, Wargalinta Bulshada 20-05-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/05/Madasha-20-05.2018.mp3
Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Hoggaanka star, Wargalinta Bulshada 20-0502018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/05/HOGGAANKA-5-20-2018.mp3
Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka Duhurnimo ee star fm 20-05-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/05/NEWS-20-05-2018-1-30.mp3
Posted in WARARKA

Roobab qasaare sababay oo ka da’ay deegaano badna oo ka mid ah dalka Soomaaliya.

Ayadoo xalay ilaa shalay ay roobab xoogan ka da’ayeen deegaano iyo gobolo ka mid ah dalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho waxay ka mid tahay meelaha…

Posted in WARARKA

Soomaaliland oo internetku ka go’an yahay.

Wararka ka imaanaya Somaliland ayaa sheegay in maanta uu internet-ka ka go’an yahay Deegaano badan oo ka mid ah maamulka Somaliland, kadib duufaano xoogan oo…

Posted in WARARKA

Wiilka Trump oo lagu eedeyay inuu dalal carbeed ka codsaday faragelinta doorashadii madaxtinimo

Wargeyska ka soo baxa gudaha Maraykanka ee The New York Times ayaa qoray warbixin ku saabsan in Donald Trump Jr. oo ah wiilka madaxweynaha Maraykanka…

Posted in WARARKA

Afhayeenka madaxtooyada Turkiga oo sheegay inaysan nabad jireyn inta israa’iil ay haysato degaanada Falastiin

Afhayeenka madaxtooyada dalka Turkiga Ibrahim Kalin ayaa sheegay in wadanka Falastiin aysan nabad ka jiri doonin inta Israa’iil ay ka wareejinayso degaanada ay haysato. Waxaa…