Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO Warka Duhurnimo ee Star fm 22-05-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/05/NEWS-22-05-2018-13-30.mp3
Posted in WARARKA

Falastiin oo maxkamada ICC weydiisatay in la baaro xadgudubyo ka dhan ah xuquuqul aadanaha

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibada ee Falastiin Riyad al-Maliki aya maanta oo tallaado ah codsi u gudbiyay maxkamada caalamiga ee dembiyada dagaalka ee ICC-da. Waxaa uu…

Posted in WARARKA

Maxkamada ku taalo Turkiga oo xabsi daa’in ku xukuntay 104 eedeysanayaal ah

104 eedeysanayaal ah oo horay uga tirsanaa ciidamada militariga ee wadanka Turkiga ayaa lagu xukumay xabsi daa’in kadib markii lala xiriiriyay isku daygii afgembi ee…

Posted in WARARKA

Kenya oo doonayso inay 800 oo milyan oo shilin ka hesho shir weyne ku saabsan dhaqaalaha

Wasaaradda arrimaha dibada ee dalka ayaa sheegtay inay ku dadaaleyso sidii lacag u dhexeysa 700 ilaa iyo 800 oo milyan oo shilin looga soo xareyn…

Posted in WARARKA

Sarakiisha guddiga EACC oo baritaano ka sameeyay guriga wasiirkii hore ee gaadiidka

Sarakiil ka tirsan guddiga anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ee EACC ayaa saaka baritaano ka sameeyay guriga wasiirkii hore ee wasaaradda gaadiidka Michael Kamau oo…

Posted in WARARKA

Madaxweyne ku xigeenka dalka oo si rasmi ah u furay kulanka sanadlaha ah ee Senetarada

Madaxweyne ku xigeenka dalka Willaim Ruto ayaa maanta si rasmi ah u furay kulan magaalada Mombasa ee gobolka xeebta ay ku yeelanayaan senetarada aqalka sare….

Posted in WARARKA

xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka oo sheegay in Iiraan ay ku soo rogi doonaan cunaqabatayntii ugu adkeyd taariikhda.

Madaxwayne Xassan Ruuxaani ayaa su’aal galiyay kalsoonida lagu qabi karo go’aanada Mike Pompeo ee ku aadan Iiraan. Haweenayda midowga Yurub u qaabilsan siyaasada arrimaha dibadda…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Madasha, Tallo wadag 22-05-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/05/Madasha-22-05.2018.mp3
Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Hoggaanka star,arrimaha bani’aadnimada 22-05-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/05/HOGGAANKA22-05-2018.mp3
Posted in WARARKA

Soomaaliland oo sheegtay inay kororta dadka ku waxyeeloway Roobabka duufaanta wata.

Tirada dadka ku dhitay roobab dabaylo xoogan wata oo maalmihii la soo dhaafay ka da’ayay xeebaha waqooyi ee Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay korortay…