Posted in WARARKA

Gudiga difaaca Puntland oo soo saaray awaamiir kala duwan.

Kulan wareed ay goordhow ku qabteen Magaalada Garowe ee xarunta gooblka Nugaal Guddiga Difaaca ee maamulka Puntland ayaa looga hadlay colaada ka taagan gobolka Sool…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO Warka Duhurnimo ee star fm 23-05-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/05/NEWS-22-05-2018-13-30-1.mp3
Posted in WARARKA

Shacabka Kenyaanka ah oo fikradahooda ka dhiibanaya isbedel lagu sameynayo taarikhda doorashada guud

Xubnaha guddiga baarlamaanka dalka ee cadaaladda iyo arrimaha sharciga ayaa bilaabay inay dadweynaha fursad u siiyaan inay aaraadooda ku biiriyaan isbedel la doonayo in lagu…

Posted in WARARKA

Maamulka isgaarsiinta oo shuruudo ku xiray talefoonada dalka la soo geliyo

Maamulka dowlada dhexe u qaabilsan isgaarsiinta ee magaiciisu loo soo gaabiyo CA ayaa soo saaray 15 shardi oo la doonayo in la buuxiyo ka hor…

Posted in WARARKA

Warbixin lagu sheegay inaysan shaqeynayn qaar ka mid ah

kameeerooyinka qarsoon ee lagu rakibay wadooyinka Nairobi Guddiga xisabaadka ee golaha hoose ee ismaamulka Nairobi ayaa warbixin uu soo saaray ku sheegay in lagu fashilmay…

Posted in WARARKA

Dowlada Ugandha oo shaqaalaha mushaar ku siin doonto maalamaha ay howlgaleen

Sarkaal sare oo ka tiirsan dowlada dalka Ugandha laguna magacaabo Prof Ezra Suruma, ayaa sheegay in dowlada ay qorsheynayso in musharaadka lagu bixiyo tirada maalmaha…

Posted in WARARKA

Venezuela oo ceyrisay dibloomaasiyiin Maraykan ah kadib cunaqabateyn la saaray

Madaxweynaha dalka Venezuela Nicholas Maduro ayaa amray in la ceyriyo laba dibloomaasiyiin ah oo u dhashay Maraykanka. Arrintan ayaa timid kadib markii Maraykanka uu cunaqabateyn…

Posted in WARARKA

Xeebaha waqooyi ee dalka Soomaaliya oo laga digayo inay markale duufaano ku dhuftaan

Sida ay sheegeen hay’adaha saadaasha hawada waxaa laga qabsi qabaa inay markale duufaano xoogan ku dhuftaan deegaano ka mid ah galbeedka Soomaaliland iyo gobolka bari…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaanijka Madasha, Qisooyinka 23-05-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/05/Madasha-23-05.2018.mp3
Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Hoggaanka star, Arrimaha Kenya 23-05-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/05/HOGGAANKA-23-05-2018.mp3