Posted in WARARKA

Madaxweyne Trump oo joojiyey kulankii madaxweynaha Korea-da Waqooyi Kim Jong Un.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa baajiyay  kulan la qorsheeyey inuu 12-ka bisha June dalka Singapore kula yeesho madaxweynaha Korea-da Waqooyi Kim Jong Un. Aqalka Cad…

Posted in WARARKA

27 ka mid ah shaqaalaha dhagaxa ka shaqeysto ee ismaamulka Mandera oo xabsiga loo taxaabay

27 ka mid ah Ragii dhagaxa ka shaqaynaayay ee ismaamulka Mandera ayaa xabsiga loo taxaaybay ka dib markii ay isku dayeen inay lug kaga baxaan…

Posted in WARARKA

Soomaaliland iyo Puntland oo loogu baaqya inay joojiyaan dagaalka gobolka Sool.

Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa ku baaqay in la joojiyo xiisada colaadeed ee taagan deegaanka Tukeraq ee gobolka Sool taasoo u…

Posted in WARAYSIYADA

DHAGEYSO Warbixin ay Diyaarisay Fatuma Ibrahim

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/05/WARBIXINTA-FATUMA-24-MAY-2018.mp3
Posted in WARARKA

DHAGEYSO Kheyre oo daah furay qorshe lagu sugaayo amaanka Muqdisho

Ra’isulwasaaraha Soomaaliya ayaa waxa uu daah furay Qorshaha lagu sugayo amaanka magaalada Muqdisho sida ay warbixintaan ku eegayso Fatuma Ibrahim Adan. BY FATUMA IBRAHIM ADAN

Posted in WARARKA

Wasiirka amniga oo maanta hortagay gudiga amniga ee baarlamaanka Soomaaliya.

Guddiga Arrimaha Guddaha iyo Amniga ee Golaha Shacabka Soomaliya ayaa Kulan la qaatay Wasiirka Amniga Maxmed Abuukar Islow Ducaale iyo saraakiisha ciidamada Qalabka sida. Kulanka…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO Warka Duhurnimo ee star fm 24-05-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/05/NEWS-24-05-2018-13-30.mp3
Posted in WARARKA

Maxkamad ku taalo Guatemala oo xukuno xabsi ah riday sarakiil horay uga tirsanaa militariga

Maxkamada sare ee dalka Guatemala ayaa xukuno kala duwan dul dhigtay afar sarkaal oo horay uga tirsanaa militariga wadankaasi. Sarakiishan ayaa lagu eedeyay dembiyo ay…

Posted in WARARKA

Shil ka dhacay Talayaniga oo khasaare geystay

Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhimatay halka 18 kalena ay ku dhaawacmeen shil tareen oo ka dhacay dalka Talyaniga. Shilka ayaa yimid kadib markii…

Posted in WARARKA

Garabka mucaaradka ee sudaanta koonfureed oo ka biya diday awood qeybsi

Xubnaha garabka mucaaradka ee sudaanta koonfureed ayaa ka biya diiday heshiis ku aaddan awood qeybsi oo uu hormuud ka yahay urur goboleedka IGAD. Kulanka arrinkaasi…