Posted in WARARKA

Wasiirka Beeraha oo sheegay inuusan is casilayn

Wasirka Beeraha  Mwangi Kiunjuri ayaa sheegay inuusan is casilayn ama uu dhinac u istaagaynin sababa la xiriira fadeexada galayda ee saameyay wasaradiisa. Mr Kiunjuri, ayaa…

Posted in WARARKA

Hoggamiyaha Mucaradka oo ka hadlay fadeexada NYS

Hoggamiyaha mucaradka dalka Raila Odinga ayaa ka hadlay fadeexada laanta qaran ee adeega dhalinyarada.Waxa uu sheegay in asaga iyo Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ay ka…

Posted in WARARKA

Ururka  dhalinyarda e horumarinta. 

Ururka  dhalinyarda e horumarinta  Gobolka Waqoyi Bari ayaa  kamid ah ururada tirada yar e ka hawl gala Gobolka e  dadka masaakinta usameeya  afuraad  bisha Ramadanka.  

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Madasha falanqeynta Dhacdooyinka 26-05-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/05/Madasha26-05-2018.mp3
Posted in WARARKA

Ra’iisul Wasaarayaasha Soomaaliya iyo Itoobiya oo yeeshay kulankii ugu horeeyay.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre iyo Xubno ka mid ah Golahiisa Wasiirada ayaa gaaray magaalada Adis-Ababa ee Dalka Itoobiya waxayna halkaasi kula kulmayn…

Posted in WARARKA

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Cadaado gaaray

Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa goor dhow waxaa gaaray Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi. Wafdiga Madaxweyne kuxigeenka ayaa waxaa…

Posted in WARARKA

Ciidamada ammaanka caasimadda Muqdisho, oo Howlgal hub lagu soo qabtay ka sameeyay Muqdisho

Sidda laga soo xigtay Saraakiil ka tirsan Ciidamada ammaanka caasimadda Muqdisho ayaa howlgal hub lagu soo qabtay waxa ay xalay kasameeyeen sameeyay Degmada Warta nabadda….

Posted in WARARKA

Amiirka boqortooyada Ingiriiska oo booqanayaa Falastiin

Qar ka mid oo ka socda qoyska boqortooyada Ingiriiska iyo dowladda wadankaasi ayaa markii ugu horeysay booqasho ku tagaya dalka Falastiin. Amiir William ayaa tagaya…

Posted in WARARKA

Dagaalyahano ka tirsan kooxda Daacish oo lagu dilay waqooyiga Ciraaq

Shan ka mid ah dagaalyahanada Daesh ayaa maanta lagu dilay weerar cirka ah oo ka dhacay degmada al-Rashad ee koonfurta galbeed ee magaalada Kirkuk ee…

Posted in WARARKA

Arday ay biriq ku dhishay ismaamulka Kakamega

Wararka inaga soo gaarayaa ismamaulka Kakamega ayaa sheegay in hal arday ah uu dhintay 21 kalena waa ay dhaawacmeen ka dib markii ay dhacday biriq…