Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO Warka Duhurnima 13-30 ee star fm 28-05-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/05/NEWS-28-05-2018-1-30.mp3
Posted in WARARKA

Madaxii hore ee cadaalada ee dalka Pakistan oo loo soo magacaabay ra’iisul wasaare ku meel gaar ah

Madaxii hore ee cadaalada ee dalka Pakistan Nasir-Ul-Mulk ayaa maanta oo isniin ah loo magacaabay inuu noqdo ra’iisul wasaare ku meel gaar ah. Waxaa uu…

Posted in WARARKA

Maraykanka oo qaramada midoobay ka codsaday inay xayiraad saarto 6 sarkaal oo u dhashay suudaanta koonfureed

Dowlada Maraykanka ayaa golaha amniga ee qaramada midoobay u soo jeediyay inuu cunaqabateyn ku soo rogo 6 sarkaal oo kale oo ka mid ah xukuumada…

Posted in WARARKA

Magacyada eedeysanayaasha loo xiray fadeexadii NYS oo la shaaciyay

Waxaa shaaca laga qaaday magacyada sarakiisha, agaasimayaasha iyo mas’uuliyiinta gacanta lagu dhigay ee lala xiriirinayo fadeexad la sheegay in waaxda qaran ee adeega dhalinyarada ee…

Posted in WARARKA

Dhaqatiirta laga keenayo Cuba oo maanta dalka imaanaya

Waxaa maanta oo isniin ay lagu wadaa inay dalka soo gaaraan 100 ka mid ah howlwadeenada caafimaadka ee dhalasho ahaan ka soo jeedo wadanka Cuba….

Posted in CIYAARAHA

Messi oo ugu hanjabay Barcelona inuu ka tagi doono hadii ay la soo saxiixan xidigo waaweyn.

Kadib markii Real Madrid ay ku guuleysatay Champions league markii seddexaad oo xiriir ah ayaa lionel Messi kooxdiisa ku amray inay la soo saxiixdaan xidigo…

Posted in CIYAARAHA

Manchester City Oo Ku Dhow Inay la soo wareegto Riyad Mahrez

Kooxda kubadda cagta ee Manchester City ayaa xoogeeda dhan isugeysay laacibka kooxda Leicester City ee Riyad Mahrez kaasoo ku fashilmeen xagaagii hore. Guardiola ayaa ayaa…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheikh Shariif oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka Tukaraq.

Madaxweynihii hore ee dowladii KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maalmo kahor dib ugu laabtay magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in si shuruud la’aan…

Posted in WARARKA

Baarlamaanka Soomaaliya oo su’aalo waydiinaya wasiirka waxbarashada.

Xildhibaanada Golaha SHacabka Soomaaliya ayaa maanta su’aalo weydiinaya Wasiirka wasaarada Waxbarashada Xukuumadda Federaalka muadne C/raxmaan Daahir Cusmaan. Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa xalay lagu wargeliyay in maanta…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Dowlada Soomaaliya oo lacago ku wareejisay mamaulka gobolka sahbeelada dhexe.

Ayadoo qaar ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya ay saamayn ka soo gaartay fatahaadaha labada wabi ee shabeele iyo Juba ayay dowlada Soomaaliya lacago loogu…