Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO Warka Duhurnimo ee star fm 13:30 30-05-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/05/NEWS-30-05-2018-1-30.mp3
Posted in WARARKA

Dowlada Uganadha oo meesha ka saartay canshuur laga qaadi jiray baaybolka iyo quraanka

Baarlamaanka wadanka Ugandha ayaa xalay aqbalay soo jeedin uga timid dowlada dalkaasi oo ku saabsan in meesha laga saaro canshuurta laga qaado Baaybolka iyo kutubada…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Zimbabwe oo ku baaqay in doorasho la qabto dhamaadka bisha toddobaad ee sanadkan.

Madaxweynaha wadanka Zimbabwe Emmerson Mnangagwa ayaa maanta oo arbaco ah sheegay in doorashada guud ee dalkaasi ay dhici doonto 30-ka bisha toddobaad ee sanadkan. Waxay…

Posted in WARARKA

15 ismaamul oo aanan diiwangelin deymaha lagu leeyahay iyo hantida

Guddiga farsamada ee ka shaqeeya xiriirka ay wadagaan dowlada dhexe iyo midda maamul goboleedyada ee magaciisu loo soo gaabiyo (IGRTC) ayaa shaaca ka qaaday in…

Posted in WARARKA

Agaasimaha dacwad oogista oo kenyaanka ka codsaday inay soo gudbiyaan macluumaadka ku saabsan fadeexada NYS

Agaasimaha waaxda dacwad oogista ee dalka Nuurdiin Xaaji ayaa shacabka kenyaanka ah u jeediyay codsi ah inay dowlada kala shaqeyaan sidii gacanta loogu soo dhigi…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo daahfuray bixinta sabar loogooyinka dhulalka

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad uu ku daahfuray bixinta sabar loogooyinka dhulalka oo gaaraya 50, 000 taasi oo ka dhacday…

Posted in WARARKA

Gudiga arimaha Bulshada Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay inay markale u yeeri doonan wasiirka waxbarashada.

Gudiga arimaha bulshada golaha shacabka Soomaaliya ayaa sheegay inay wadaan qorshe markale dib loogu yeerayo wasiirka wasaarada waxbarashada dowlada Soomaaliya C/raxmaan Daahir Cismaan oo hada…

Posted in WARARKA

Ciidamada amaanka Soomaaliya oo howl galo ka sameeyay degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir

Ciidamada Xasilinta caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa howlgalo lagu bartilmaameedsanayay dadka amaanka carqaladeeya waxay ka sameeyeen degmooyinka Waabari iyo Hiliwaa ee gobolka Banaadir waxayna ciidamadu…

Posted in WARARKA

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo laga soo celiyaya dalka libiya ayaa saaka laga soo dajiyay magaalaa Muqdisho.

Waxaa saaka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho soo caga dhigatay diyaarad siday 165 dhalinyaro Soomaali ah oo ku xayirnaa dalka Libiya, kuwaasoo kadib…

Posted in WARARKA

Maxkamad ku taallo Maraykanka oo 35 sano ku xukuntay nin qirtay inuu argagixisada tageero

Maxkamad ku taalo gobolka Maryland ee Marykanka ayaa nin dacwad lagu soo oogay ku xukuntay 35 sano oo xabsi ah. Go’aanka maxkamada ayaa yimid kadib…