Posted in WARARKA

Isbitaallo lagu daweeyo Ciidamada xoogga oo laga furayo maamul goboleedyadda.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay waddo qorshe ku aadan in xarumo Caafimaad laga furo meelaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ay kaga sugan yihiin maamul…

Posted in WARARKA

ISIS oo sheegatay Labo ruux oo lagu toogtay Muqdisho

Daacish ayaa soo bandhigtay Muuqaal ku aadan labada ruux ee lagu Muqdisho, waxaana Daacish ay sheegtay in labadaasi ruux ay dileen xubno ka mid ah…

Posted in WARARKA

Shil ka dhacay Magalada Muqdisho

  Wararka naga soo gaaraya degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay shil gaari oo geystay Khasaare kala…

Posted in WARARKA

Ciidamada baleyska ee dalka oo lagu wareejiyay 3 diyaaradaha qumaatiga u kaca ee helicoptarada ah.

Diyaaradaha nooca helikoptarka ee qumaatiga u kaca ayaa waxaa lagu wareejiyay ciidamada baleyska ee dalka si ay ugu fuliyaan addeegyada ay qabanayaan. Mid ka mid…

Posted in WARARKA

Hakad ku yimid dhoofinta shidaalka ee ismaamulada Turkana iyo Mombasa

Waxaa  hakad galay safrinta shidaalka ismaamulka Turkan ilaa iyo Mombasa kadib markii qaar kamid ah xildhibaanada maamul goboleedkaasi  ay dhigeen dibadbaxyo Xildhibaanka konfurta Turkana  James…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Madasha,waxbarashada 29-06-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/06/MADASHA-29.06.2018.mp3
Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo saxiixay sharciga dowlada u ogolaanayo dhaqaale ay waxyaabo badan ku maalgeliso

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa qalinka ku duugay sharciga dowlada u ogolaanayo inay dhaqaale ku isticmaasho arrimo kala duwan. Hindisa sharciyeedkan la meel mariyay ayaa…

Posted in WARARKA

Booliska oo baaraya dhimashada nin toddobaatan sano jir ah

Ciidamada booliska ee ismaamulka Nairobi ayaa guda galay baaritaano ku aaddan dhacdo meydka nin 70 sano jir ah looga dhex helay gurigiisa. Taliyaha booliska ee…

Posted in WARARKA

Goobta meydadka la dhigo ee Chiromo oo wali ay ka socdaan aqoonsiga meydadka

Waxaa goobta meydadka la dhigo ee Chiromo ee magaaladatani Nairobi weli ka socdo dadaalka ay ehelada ugu jiraan inay aqoonsadaan meydadka dadkii shalay ku dhintay…

Posted in WARARKA

Wasiirka beeraha oo xaqiijiyay inaysan saameyn ku imaan doonin wax soo saarka dalka

Warar goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in wasiirka wasaaradda beeraha ee dalka Mwangi Kiunjuri uu shacabka kenyaanka ah u xaqiijiyay inaysan saameyn baabi’iso…