Posted in WARARKA

DHAGEYSO Shirkada adeega gurmadka deg dega ah ee Soomaaliya oo walaac ka muujisay inay shaqadoodu sii socota.

Agaasimada hay’ada gurmadka deg dega Soomaaliya ee Amin Anbalaas C/qaadir C/raxmaan Adan oo shir Ja’raa’id maanta ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay mudo dheer…

Posted in WARARKA

Dowlada Soomaaliya oo soo bandhigtay tartan loo galayo samaynta calanka Soomaaliya.

Warqad ka soo baxday xafiiska wasaarada ganacsiga Soomaaliya uuna ku saxiixan yahay wasiirka wasaarada ganacsiga Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa lagu soo bandhigay tartan loo…

Posted in WARARKA

Wasiirka dalxiiska oo kenyaanka ka raali geliyay hadal uu jeediyay

Wasiirka wasaaradda dalxiiska ee dalka Najib Balala ayaa maanta raali gelin ka bixiyay hadal uu jeediyay oo la qoonsaday kaasi oo uu ku yidhi dadka…

Posted in WARARKA

Wasiirka arrimaha gudaha oo aan ka soo hormuuqan guddiga aqalka sare

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Dr.Fred Matiangi ayaanan maanta ka soo hormuuqan guddiga aqalka sare ee senetka ee arrimaha xisabaadka iyo maalgashiga . Dr….

Posted in WARARKA

In ka badan 30 qoys oo uu guriyahooda dab ku burburiyay Nakuru

Ugu yaraan 30 qoys ayay saameyn ka soo gaartay dhacdo uu xalay dab u qabsaday guriyo ay deganayeen oo ku yaalo ismaamulka Nakuru. Waxay wararku…

Posted in WARARKA

Qarax ka dhacay bariga dalka Afghanistan

Magaalada ku taalo bariga dalka Afghanistan ee Jalalabaad ayaa waxaa ka socdo israsaasayn u dhexeyso ciidamada dowlada iyo koox la rumeysanyahay inay weerar fulisay. Arrintan…

Posted in WARARKA

ISIS oo sheegatay inay dishay muwaadiniin Maraykan ah

Kooxda la magac baxday khilaafada islaamiga ee ISIS ayaa lagu soo waramayaa inay sheegatay mas’uuliyadda weerarkii maalinkii axadda ka dhacay dalka Tajikistaan , kaas oo…

Posted in WARARKA

Iiraan oo shuruud ku xirtay Trump si uu ula kulmo madaxweyne Ruuxaani

La taliyaha madaxweynaha iiraan Xassan Ruuxaani, Xamid Aboutalebi ayaa barta twitarka soo dhigay qoraal jawaab u ah hadal uu yidhi hoggaamiyaha Maraykanka Donald Trump. Mr….

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Madasha, Tallo wadaag 31-07-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/07/Madadsha-31-07-2018-2.mp3
Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Hoggaanka star, Arrimaha qaxootiga iyo bani`aadanimada 31-07-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/07/Hoggaanka-31-07-2018-2.mp3