Posted in WARARKA

Saraakiisha ciidamada qalabka sida oo soo bandhigay rag ka tirsan Al-shabab.

Saraakiisha ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed ayaa degaanka Baar-sanguuni ee gobolka Jubbada Hoose ku soo bandhigay nin sy hseegeen inuu ka mid yahay saraakiisha sare ee…

Posted in WARARKA

Isticmaalka baraha bulshada oo laga hakiyay Soomaaliland.

Masuuliyiin katirsan maamulka Soomaaliland ayaa sheegay in gabi ahaanba hakad la galiyay isticmaalka baraha ay bulshadu ku wada xiriirto sababo la xiriira imtixaanka shahaadiga ee…

Posted in WARARKA

Sharciga la dagaalanka musuqa Soomaaliya oo laga doodayo.

Xeer Ilaaliyaha guud ee qaranka Soomaaliya DR Axmed Cali Daahir ayaa faahfaahin ka bixiyay xeerka la dagaalanka musuqmaasuqa oo hada maraya dhagaysiga dad weynaha wuxuuna…

Posted in WARARKA

Dowlada Ciraaq oo gidaar ka dhiseysa xadka ay la wadaagto Suuriya

Dowlada Ciraaq ayaa bilowday inay derbi ka dhisto xadka ay la wadaagto wadanka dariska la ah ee Suuriya si xubnaha kooxda la magacbaxday khilaafadda islaamiga…

Posted in WARARKA

Xisbiga Jubilee oo lagu wado inuu berri kulan yeesho

Siyaasiyiinta xisbiga talada haya ee jubilee ayaa lagu wadaa inay berri yeeshaan kulan diiradda lagu saarayo xallinta kala qeybsanaan maalmihii la soo dhaafay warbaahinta dalka…

Posted in WARARKA

Baaritaanada dadkii ku dhintay dabkii ka kacay suuqa Gikomba oo maanta la sameynayo

Waxaa maanta la filayaa in la guda galo baaritaano lagu sameynaya dadkii ku dhintay dab maalmo ka hor ka kacay suuqa lagu iibiyo dharka hudheyda…

Posted in WARARKA

Maraykanka oo ku baaqay in Kuuriyada Waqooyi ay burburiso nukliyeerkeeda

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in Kuuriyada Waqooyi looga fadhiyo inay muujiso wada shaqayn buuxda oo ku saabsan burburinta hubkeeda nukliyeerka La taliyaha amniga qaranka ee…