Posted in WARARKA

Guddoomiyaha ismaamulka Busia oo maxkamada la geeyay

Hogaamiyaha maamul goboleedka Busia Sospeter Ojaamong ayaa la geeyay maxkamada si su’aalo looga weydiiyo eedeymo loo soo jeediyay oo la xiriira musuqmaasuqa. Shalay ayay ahayd…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Switzerland oo dalka imaanaya

Madaxweynaha wadanka Switzerland Alain Berset ayaa lagu wadaa inuu wadanka safar ku yimaado maalinta isniinta ee toddobaadka soo socdo. Waxaa uu dalka ku joogi doonaa…

Posted in WARARKA

6 qof oo ku dhimatay daadad ku dhuftay dalka Pakistan

Roobabkii ugu xoogganaa muddo 38 sano ah ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhufteen magaalada bari ee dalka Pakistan ee Lahore taasi oo ciriiri ku…

Posted in WARARKA

Wiilka hoggaamiyaha ISIS oo lagu dilay Suuriya

Wararka naga soo gaaraya dalka Suuriya ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay wiil uu dhalay hoggaamiyaha kooxda isku tilmaanta khilaafada islaamiga ee ISIS Abu Bakr…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Soomaaliya oo marti qaaday gudiga qaban qaabada todobaadka xoriyada.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay waxa uu Xarunta Madaxtooyada ee magaalada Muqdisho casho sharaf ugu sameeyay Guddigii Qabanqaabada Munaasabadihii 26kii…

Posted in WARARKA

Amaanka Muqdisho oo lagu wareejinayo ciidamada booliska.

Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Xassan cali Khayre,saraakiisha ciidamada Soomalaiya iyo gudoonka gobolka banaadir ayaa ka wada hadlay sida ugu haboon ee loo hagaajin karo amaanka caasimada Soomaaliya….

Posted in WARARKA

Maamulka koonfur galbeed oo sheegay in saraakiil ka socda ingiriiska ay ka qayb qaadanayaan dagaalka AL-shabaab.

Wasiirka wasaarada amniga maamulka koonfurgalbeed Soomaaliya Xassan Xuseen ayaa ka warbixiyay kulan ay la qaateen saraakiil ka tirsan dowlada Britain oo gaaray magaalada Baydhabo. Wasiirka…

Posted in WARARKA

Maamulka gobolka banaadir oo amaro ka soo saaray xoolaha magaalada dhex jooga.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa wareegto xafiiskiisa ka soo baxday amar ku siiyay bulshada…

Posted in WARARKA

Dadaka ku nool Garissa oo soo dhaweeyay go`aanka madaxweynaha ee ku aadan musuqa

Qaar kamid ah dadka ku nool magaalada Garissa ayaa soo dhaweeyay go’aan maalmo ka hor madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta uu ku dhawaaqay oo ahaa inaan…

Posted in WARARKA

Guddoomiyaha Kirinyaga oo shaqada ka ceyrisay laba wasiir

Hogaamiyaha maamul goboleedka Kirinyaga Anne Waiguru ayaa shaqada ka ceyrisay laba ka mid ah wasiiradda ismaamulka ay madaxa ka tahay kadib markii mas’uuliyiintaasi lagu eedeyay…