Posted in WARARKA

Ururka macalimiinta ee KNUT oo ka soo horjeestay inay ardayda dugsiyada ay xirtaan labis hal nooc ah

Ururka qaran ee ay ku bahobeen macalimiinta dalka ee KNUT ayaa gaashaanka u daruuray soo jeedin ka timid ururka qaran ee waalidiinta oo ahaa in…

Posted in WARARKA

Ganacsatada suuqa markiti ee Nairobi oo saaka dibadbaxyo sameeyay

Dadka ku ganacsada suuqa Markiti ee magaaladatani Nairobi ayaa sameeyay dibadbaxyo ay uga soo horjeedan amar la sheegay inay bixiyen laamaha amaanka. Tallabadaasi ayaa keentay…

Posted in WARARKA

Senetarka ismaamulka Lamu oo xilkiisa waayay

Maxkamada racfaanka ee dalka ayaa maanta waxba kama jiraan ka soo qaaday guushii 8-dii bishii sideedaad ee sanadkii hore u soo hooyatay senetarka maamul goboleedka…

Posted in WARARKA

Hay’adda Laanqeerta cas oo ka dayrinaysa xaaladda deegaanno ka tirsan Itoobiya

Hay’adda laanqeerta cas ayaa sheegtay in dagaallada u dhexeya bulshooyin ku wada nool Koonfurta dalka Itoobiya ay sara u sii kacayaan taasi oo ay ka…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO Warka Duhurunimo ee star fm 1:30 PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/07/NEWS-12.07.2018-1-30-PM.mp3
Posted in WARARKA

Maxkamad Jarmalka ku taalo oo amartay in la tarxiilo hoggaamiyiii Kataloniya

Maxkamad uu fadhigeedu yahay dalka Jarmalka ayaa soo saartay go’aan ay ku ansaxisay in wadankaasi laga musaafuriyo hogaamiyihii hore ee gobolka Katalaniya ee dalka Spain…

Posted in WARARKA

Hay’adda Amnesty oo eedeyn u jeedisay dowlada imaraadka carabta

Hay’adda caalamiga ee xuquuqul aadanaha ee Amnesty ayaa eedeyn u jeedisay ciidamada dowlada isu taga imaraadka carabta ee maamulo xabsiyada ku yaalo koonfurta dalka Yemen….

Posted in English

Ukur Yatani forms team to probe alleged racism at SGR

Labour CS Ukur Yatani has constituted a team of senior Ministry officials to investigate claims of racism and discrimination at the Standard Gauge Railway. The…

Posted in English

President Trump returns to NATO before heading to London

President Donald Trump is returning to NATO headquarters on Thursday after rattling allies with provocative and insulting comments during the summit’s first day. Some of…

Posted in WARARKA

Midowga yurub oo kordhinaya deeqaha ay Soomaaliya siiyaan.

Midowga Yurub oo ka mid ah Hay’adaha taageerada dhaqaale siiya dalka Soomaaliya ayaa sheegay in deeqaha banii’aadnimo ee Soomaaliya uu sanadkaan 2018 gaarsiinayo €89.5, uro…