Posted in WARARKA

Ugu yaraan 7 qof oo ku dhimatay weerar ka dhacay Nigeria

Wararka naga soo gaaraya dalka Nigeriya ayaa sheegaya in ugu yraan 7 qof ay dhimatay halka 8 kalena ay dhaawacmeen kadib markii weerar ismiidaamin ah…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO Warka Duhurnimo ee star fm 1:30PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/07/NEWS-23.07.2018-1-30-PM.mp3
Posted in WARARKA

Khasaaraha ka dhashay weearkii Canada oo sara u sii kacay

Waxay faahfaahin dheeraad ah ka soo baxeyso weerar ka dhacay magaalada Toronto ee dalka Canada. Ilaa iyo hadda laba qof ayaa ku dhimatay dhaawacana waxaa…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Madasha, Ganacsiga 23-07-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/07/Madadsha-23-07-2018-.mp3
Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Hoggaanka star, Arrimaha Kenya 23-07-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/07/Hogaanka-star-23.07.2018.mp3
Posted in WARARKA

Kulan amniga ku saabsan oo ka dhacaya Nairobi

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Dr. Fred Matiangi ayaa maanta lagu wadaa inuu shir guddoomiyo kulan diiradda lagu saarayo amniga guud ee wadanka oo…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Qoys soomaaliyeed oo laga deyrinaayo xaladooda nololeed.

waxaa laga dayrinayaa xaalada noolaleed ee qoys soomaaliyeed oo ku sugan xerada qaxotiga ifo. Maxamad Baruud Xussen ayaa booqday wuxuuna ka diyaariyay warbixintaan.

Posted in CIYAARAHA

Gareth Bale oo KANSALAY Arooskiisa

Gareth Bale ayaa Kansalayama Baajiyay Arooskiisa kaddib dhibaato ka taagan qoyska gabadha uu guursan rabo ee Emma Rhys-Jones. Xagaagan ayaa lagu waday in Bale uu…

Posted in CIYAARAHA

Lionel Messi oo abaal marin qaali ah ku garaacay Cristiano Ronaldo iyo Pele

Codeyn uu sameeyay “Sport Pépèle” ayaa waxaa codadka ugu badan helay laacibka kooxda Barcelona ee Lionel Messi. Laacibkan ayaa codeyntan ku garaacay laacibka ay sida…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Maraykanka oo ka ficil celiyay hanjabaad uga timid dhigiisa Iiraan

Hoggaamiyaha Maraykanka Donald Trump ayaa bartiisa twitarka soo dhigay qoraal uu uga jawaabayo digniin shalay uu soo saaray dhigiisa iiraan Xassan Ruuxaani. Madaxweynaha dalka Iiraan…