Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO WARKA IDACADA STAR FM 8:30PM EE HABEENIMO .

NEWS 25-07-2018 20 30 {"type":"audio","tracklist":true,"tracknumbers":true,"images":true,"artists":true,"tracks":[{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/NEWS-25-07-2018-20-30.mp3","type":"audio\/mpeg","title":"NEWS 25-07-2018 20 30","caption":"","description":"\"NEWS 25-07-2018 20 30\".","meta":{"length_formatted":"23:04"},"image":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64},"thumb":{"src":"https:\/\/www.starfm.co.ke\/wp-includes\/images\/media\/audio.png","width":48,"height":64}}]}
Posted in WARARKA

Nin xabsi daa’n kujira oo utartamaya xilka senetarnimo ee Congres-ka Mareykanka.

Leonard Richards 75 sano jir ah waxaa uu kujira xabsi daa’n  hadana waxaa loo ogolaaday in uu tartamo xilka senetka congress-ka ninkan ayaa waxaa lagu…

Posted in WARARKA

Salva Kiir iyo Riek Machar oo hishiiyay

Madaxweynaha dalka sudaaanta konfureed salva kiir ayaa waxaa uu hishiis awood qeybsi lasaxiixday kuxegeenkiisii hore ee ay iska soo horjedeen Riek Machar heshiiskan ayaa waxaa…

Posted in WARARKA

Hindia oo safarada kafuraneysa afrika

India oo lagu wado inay 18 safaaradood ay ka furato Afrika, sida uu sheegay ra’iisul wasaaraha dalka india Narendra ModiWuxuu intaa ku daray in 6000…

Posted in WARARKA

Qarax kadhacay Magaalada Muqadisho, Somalia

Wararka kasoobaxaya degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa waxa ay tilmaamayan in halkaasi uu ka dhacay qarax loo adaeegsaday Miino oo khasaare geystay….

Posted in CIYAARAHA

RASMI: Malcom oo ka gudbay tijaabada caafimaadka ee Barcelona

Kooxda Barcelona ayaa manta ku dhawaqay inay la soo wareegtay xidiga reer Brazil ee Malcom kadib markii uu tijaabada caafimaadka ka gudbay. Barcelona ayaa si…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Wasiirka waxbarashada Soomaaliya oo sheegay inaysan aqoonsanayn Jamacada dalka ku yaala.

Wasiirka Waxbarashada Dowlada Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cismaan oo wareysi siinayay TV Somali Cable ayaa sheegay in Wasaaradda Waxbarashada aysan aqoonsaneyn Jaamacadaha ku yaalla gudaha dalka…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Wakiilada Soomaaliland oo loo qaybiyay sharci danbi ka dhigaya in lala kulmo madaxda Soomaaliya.

wakiilada maamulka Soomaaliland ayaa maanta waxaa loo qaybiyay hindise sharciyeed danbi ka dhigaya amaba qaran dumis loogu aqoonsanayo siyaasigii katirsan Soomaaliland oo la kulma madaxda…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Shir dadweynaha lagu fahansiinayo habka doorashada Soomaaliya oo Muqdisho lagu qabtay

Wasaarada arimaah gudaha iyo dib u heshiisiinta dowlada fedraalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay shir weynaha dadka Soomaaliyeed lagu fahansiinayo habka doorasahda sanadka…

Posted in WARARKA

Saraakiisha Soomaaliya ee gobolka Gedo oo sheegay inay gacanta ku dhigeen Hub shabaab loo waday.

Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan gobolka Gedo ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen gaari hub u siday xoogaga Al-shabaab iyo raggii la…