Posted in WARAYSIYADA

DHAGEYSO warbixin uu diyaariyay Cabdiqadar Maxamed Xaaji 27-07-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/07/Qodob-wareed-Cabdikhadar-Eastleigh-High.mp3
Posted in WARARKA

DHAGEYSO Dowlada Soomaaliya oo ku dhawaaqday bixinta dal ku galka Sucuudiga ee Xujayda Soomaaliyeed.

Wasaaradda arimaha Diinta iyo Awqaafra dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqaday in Toddobaadka soo socda ay billaaban doonaan socdaalka Xujeyda Soomaaliyeed ee ku wajahan…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Dowlada Soomaaliya oo sheegtay inay kordhinayso xargaha internetka

Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay inay wado qorsheyaal lagu badinayo xargaha internetka laga isticmaalo ee dalka Soomaaliya. Wasiirka wasaarada boostada iyo isgarsiinta Dowlada Soomaaliya Cabdi Canshuur…

Posted in WARARKA

Madaxweynihi hore ee Konfur Africa oo markale ka soo hor muuqanaya maxkamada

Madaxweynihii hore ee Konfur Afrika Jacob Zuma ayaa ka soo hor muuqday Maxkamada sare ee Pietermaritzburg si uu uga jawaabo eedeymo musuq-masuqa oo la xiriirta…

Posted in WARARKA

Xisbiga Ra’isul wasaarihii hore oo aqbalay natiijada doorahada Pakistan

Xisbul xaakinkii hore ee Pakistan ayaa aqbalay natiijada doorashada muranka dhalisay oo guusha ay ku raacday Imran Khan oo horay u ahaa ciyaytoyda Kriketka. Xisbiga…

Posted in WARARKA

Nairobi oo lagu qaban doono tartanka 2020-ee da’ayarta

Ururka Caalamiga Ciyaaraha ee IAAF ayaa shaaca ka qaaday in tartanka labatan jirada ee 2020-ka lagu qaban doono caasimada Nairobi.Golaha IAAF oo ku sugan magalada…

Posted in WARARKA

Maxkamada sare oo ayiday doorashada Guddomiyaha ismamaulka Migori

Maxkamada racfaanka ayaa ayiday doorashada gavanaha ismaamulka Migori Obado Okoth. Garsoorayasha fadhiyaya maxkamada Kisumu ayaa meesha ka saaray dacwada laga gudbiyay Obado ayaga oo sheegay…

Posted in WARARKA

AFar qof oo ku dhintay shil ka dhacay wadada Nyeri-Nairobi

Afar qof ayaa ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay wadada iskuxirta magaalooyinka Nyeri iyo Nairobi kadib markii uu daraawalkii ka xeeynayay gaari nooca xamuulka…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Hoggaanka star,Arrimaha Kenya 27-07-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/07/Hogaanka-star-27-07.2018.mp3
Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo ugu yeerey Kenyanka inay kala qyab qaatan dagalka Musuq-Masuqa

Madaxweyna dalka Uhuru Kenyatta ayaa shacabka kenyanka ah ka codsaday inay ka qayb qaatan dagaalka ka dhanka ah musuq-masuqa. Fariin uu soo dhigay boggisa twitterka…