Posted in English

China signs ‘Belt and Road Initiative’ agreement with Somalia

Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo met his Chinese counterpart Xi Jinping on Friday in the Great Hall of the People in Beijing ahead of his…

Posted in DHAGEYSO WARARKA WARARKA

DHAGEYSO WARKA HABEENIMO 8:30PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/News-30-08-2018-20-30.mp3
Posted in English

UK pledges millions of dollars for African Union force in Somalia

Britain has pledged $9.1 million in new funding for African Union troops in Somalia (Amisom) as well as $78 million to help Somalis recover from…

Posted in WARARKA

Guardiola oo shaki galiyay mustaqbalka Sterling

Macalinka kkoxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa shaki galiyay mustaqbalka Raheem Sterling ee City. Laacibkan oo 23 jir ah ayaa la shegayaa inuu xiiseenayo…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka Duhurnimo ee idaacada star fm 1:30 PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/News-30-08-2018-1-30.mp3
Posted in WARARKA

DHAGEYSO Xukuumada Soomaaliya oo maanta olole Nadaafadeed ka samaysay Stadium Muqdisho.

Ra’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo hogaaminaya golihiisa wasiirada ayaa maanta waxay olole nadaafadeed ka sameeyeen garoonka kubadda Cagta Stadium Muqdisho oo…

Posted in WARARKA

Banaanbax looga soo horjeedo isbaarooyinka oo ka dhacay Magalada Gaalkacyo.

Haween,Ganacsato iyo dhalinyaro ku nool magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa maanta halkaas waxay ka dhigeen Banaanbax ay kaga cabanayaan dhibaatooyinka isbaarooyinka ka dhashay….

Posted in WARARKA

Ciidamada Israa’iil oo xiray 16 falastiiniyiin ah

Ciidamada israa’iil ayaa lagu soo waramayaa inay 16 qof oo Falastiiniyiin ah ay xireen kadib markii xalay ay howlgalo dhanka amniga ah ay ka fuliyeen…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Madaxweynaha dalka iyo ra’iisul wasaaraha ingiriiska oo kulan qaatay

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa maanta madaxtooyada dalka looga arrimiyo ee State House ee magaaladatani Nairobi ku soo dhaweeyay waqfdi ay hoggaaminayso ra’iisul wasaaraha ingiriiska…

Posted in WARARKA

Guddiga EACC oo xiray ugu yaraan 7 sarkaal oo loo haysto fadeexadda galeeyda

Guddiga anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ee EACC ayaa maanta xabsiga u taxaabay ilaa iyo 7 sarkaal oo lagu eedeynayo inay sameyeen lunsasho lacageed. Saaka…