Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Madasha, Qisooyinka 01-08-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/madasha.mp3
Posted in WARARKA

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay xoghayaha difaaca ee dalka Ingiriiska.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federeaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xoghayaha Difaaca dalka Ingiriiska kula kulmay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Madaxweyne (Farmaajo) iyo Xoghayaha difaaca…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Xabsiga dhexe ee degmada Beledweyne oo dhibaatooyin laga soo sheegayo.

Taliyaha Ciidamada Asluubta maamulka Hirshabeelle ayaa kormeeray xabsiga dhexe ee Magaalada Baladweyne ,waxaana kormeerkiisa ku wehlinayay Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee amniga iyo siyaasada Gobolka…

Posted in WARARKA

Diyaarad rakaab oo ku burburtay Mexico

Diyaarad rakaab oo ay leedahay shirkadda duulimaadyada ee Aeromexico ee dalka Mexico ayaa burburtay ka dib marki ay ka soo dushay gobolka waqooyi ee Durango….

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO Warka Duhurnimo ee idacada star fm 1:30 PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/News-01-08-2018-13-30.mp3
Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Hoggaanka star, Arrimaha Kenya 01-08-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/Hogaanka-star-01-08-2018-1.mp3
Posted in WARARKA

Ergeyga Sweden ee qaramada midoobay oo eedeyay golaha amniga

Danjiraha wadanka Sweden ee qaramada midoobay Olof Skoog, ayaa sheegay in golaha amaanka ee jimciyadda qurumaha ka dhexeysa uusan sameynin tallaabooyin ku filan oo lagu…

Posted in WARARKA

Raila Odinga oo ka gaabsaday inuu ka hadlo musaafurinta Miguna Miguna

Hoggaamiyaha urur weynaha mucaaradka Nasa, Raila Odinga oo xalay wareysi gaar ah siiyay telefishinka Citizen ee laga leeyahay gudaha dalka ayaa ka gaabsaday inuu ka…

Posted in WARARKA

Qurba joogta kenyaanka ah oo wadanka soo geliyay dhaqaale dhan 26.8 bilyan oo shilin

Warbixin cusub oo la soo saaray ayaa lagu sheegay in bishii lixaad ee sannadkan , lacagta qurbajoogta kenyaanka ah ay eheladooda u soo direen ay…

Posted in WARARKA

Isku shaandheyn lagu sameeyay booliska dalka

In ka badan 400 oo ka mid ah sarakiisha sar sare ee booliska ayaa la geeyay xarumo kale oo ay ka howlgalayaan kadib isku shaandheyn…