Posted in WARARKA

DEG DEG: Xidhlibaanka deegaanka Changamwe oo lagu riday afar sano oo xabsi ah.

Xidhlibaanka deegaanka Changamwe Omar Mwinyi ayaa waxaa lagu xukumay afar sano oo xabsi ah ama inuu bixiyo hal milyan oo shilinka dalka ah kadib markii…

Posted in English

Court jailed Omar Mwinyi for election violence

Changamwe MP Omar Mwinyi has been sentenced to four years in prison with an alternative of Sh1 million after he was found guilty of assaulting…

Posted in English

Turkish parliament speaker calls US sanctions unlawful

Parliament Speaker Binali Yildirim has termed the U.S. decision to impose sanctions on two Turkish ministers as “unlawful and extremely arbitrary. Yildirim called on the…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo xukuntay rag Daacish ka tirsan.

Maxkamadda Darajada Koowaad Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday Laba nin oo lagu soo eedeeyay inay ka tirsanaa Ururka Daacish qeybta…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Wasiiradda caafimaadka oo ku baaqday in la sameeyo xarumaha naasnuujinta

Wasiiradda wasaaradda caafimaadka ee dalka Silicy Kariuki ayaa dhamaan maamulayaasha goobaha kala duwan ee shaqada u soo jeedisay inay sameyaan goob gaar ah oo hooyooyinka…

Posted in WARARKA

Saameyn ku timid duulimaadyada shirkadda Kenya Airways

Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways ayaa sheegtay inay saameyn ku timid duulimaadyadeeda gaar ahaan gagida caalamiga ee diyaaradaha ee JKIA, magaaladatani Nairobi . Qoraal ay…

Posted in WARARKA

Booliska oo xiray nin muuqaal laga duubay isagoo xaaskiisa garaacaya

Ciidamada booliska ee ismaamulka Makueni ayaa ugu dambeyn gacanta ku dhigay David Nzomo oo lagu eedeyay inuu xaaskiisa dhibateeyay. Arrintan ayaa timid kadib markii baraha…

Posted in WARARKA

Xildhibaanka degaanka Sirisia oo la xiray

Sarakiisha guddiga anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ee EACC ayaa gacanta ku dhigay kadibna xabsiga u taxaabay mudanaha laga soo doortay degaanka Sirisia ee ismaamulka…

Posted in WARARKA

Sirdoonka Israa’iil oo la sheegay inuusan u riyaaqin kulan dhex maraya madaxda Maraykanka iyo iiraan

Shabakadda wararka ee debka file ayaa qortay in sirdoonka Israa’iil ay lama filaan ku noqotay hadal ka soo yeeray madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo uu…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO Warka Duhurnimo ee idacada star fm 1:30 PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/News-02-08-2018-13-30.mp3