Posted in WARARKA

In ka badan 20 rakaab ah oo ku dhintay dooni la degtay

Doonida rarka ayaa aad looga badiyay, waxay ku degtay waqooyiga dalka Nigeria, 21 ruux ayaana ku dhintay sida ay sheegtay wakaalada Wararka qaranka dalkaasi Nigeria….

Posted in WARARKA

Weerar lagu qaaday xabsi ay maamulaan Taliban

Ciidamada kumaandooska dalka Afghanistan ayaa weerar ku qaaday xabsi ay maamulaan Taliban oo ku yaalla gobolka Koonfureed ee Helmand, waxayna sii daayeen 61 maxbuus. Taliyaha…

Posted in WARARKA

Madaxweyne waare oo sheegay in ay daris ahaan doonan jubuuti waligood.

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku baaqay in dowladda Soomaaliya ay xaliso tabashadda ay soo jeedisay dowladda jabuuti. Waare oo hadda ku sugan…

Posted in WARARKA

Nin Oday ah oo lagu dilay Muqdisho

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya degmada Yaaqshiid gaar ahaan Xaafadda Fagax ee magaalada Muqdisho, ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi koox hubeysan ay …

Posted in WARARKA

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ku wajahan Boosaaso

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya  oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa degaanada maamulka Puntland ayaa maanta waxaa lagu waddaa in uu taggo Magaalada Boosaaso…

Posted in WARARKA

Dowllada Dhexe iyo tan Mombasa oo wada dadaaladii ugu danbeeyay ee Kibarani Domesite 

Dowllada Dhexe iyo tan Mombasa ayaa wada dadaaladii ugu danbeeyay ee Kibarani Domesite  oo ah goob qashinka lagu qubo  lagu na diifin lahaa isla markaana…

Posted in WARARKA

Maamul goboleedka Garissa ayaa waxa ka bilawdahay   ol oolaha talaalka cudurka dabeesha waxa uuna oloolahan ka bilawday ilaa 12 county ama maamul goboleed .

Waxaa arrintani warbixin inooga diyaariyay wariyaheena Garissa Abisamad muxumad Cabdi