Posted in WARARKA

DHAGEYSO Banaan baxyo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho

Qaar ka mid ah shacabka ku nool magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa waxay maanta halkaas ka sameeyeen banaan bax ay uga soo horjeedaan…

Posted in WARARKA

Ra’isulwasaaraha Soomaaliya oo isku shaandhayn ku sameeyay golihiisa wasiirada

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Maanta wareegto xafiiskiisa ka soo baxday ku magacabay dhowr xubnood oo golihiisa wasiirada ka mid noqonaya. Wasiirada la…

Posted in WARARKA

Koox shabaab ka tirsan oo lagu toogtay Magaalada Muqdisho.

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada dowlada iyo koox hubaysan ay is rasaasayn ku dhex martay isgoyska Saaybiyaano…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO Warka Duhurnimo ee idacada star fm 1:30 PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/News05-08-2018-13-30.mp3
Posted in WARARKA

DHAGEYSO xidhlibaanka Dhadab oo ka hadlay arrimo ay kamid yihiin amaanka iyo tacliinta

Mudanaha laga soo doortay degaanka Dhadhaab ee ismaamulka Garissa Maxamad Dahiye Ducaale oo dhawaan xaflad ku saabsan waxbarashada uga qeb galay magalada Dhadhaab ayaa ka…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo ka tacsiyeeyay geerida arday shil ku dhimatay

Hoggaamiyaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa tacsi u diray qoysaska 10 arday ah oo ku dhintay shil xalay ka dhacay meel u dhow magaalada Mwingi ee…

Posted in WARARKA

Wasiirka arrimaha gudaha oo ka jawaabay su’aalo ay kenyaanka weydiiyeen

Wargayska maalin laha ah ee ka soo baxo gudaha dalka ee Daily Nation ayaa shacabka Kenyaanka ah fursad u siiyay inay su’aalaha ay qabaan ay…

Posted in WARARKA

Wasaaradda arrimaha dibadda oo baaq u jeedisay kenyaanka shaqooyinka u raadsanaya dalalka kale

Wasiiradda wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Monica Juma ayaa shacabka Kenyaanka ah ee doonayo inay wadamada kale ee caalamka ka helaan shaqooyin ku boorisay inay…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Ra’iisul wasaaraha soomaaliya oo soo magacaabay wasiiro cusub

Ra’iisul wasaaraha soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa soo magacaabay wasiiro cusub. Cabdiqadir Maxamad Cabdullahi Qoslaaye ayaa qodobkan oo dhameystiran nooga soo diray magaalada Muqdisho

Posted in WARARKA

Midowga Yurub oo sheegay in Yemen ay ka jirto xaaladii bani’aadanimo ee ugu darnayd

Midowga Yurub ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in xaaladda bani’aadanimo ee ka jirta wadanka Yemen ay tahay midii ugu darnayd caalamka. Waxaa bayaankaasi…