Posted in WARARKA

 Dulgariir kadhacay dalkaasi indonisia oo ay dad badan kudhinteen.

Howlgal ayaa kasocda dalka indonisia kaaaso lagu daadgureynayo boqalaal dalxiisayaal ah kadib markii dulgariir xoogleh uu kudhuftay jaziiradaha dabiiciga ah habeenkii axada . Uguyaraan 98…

Posted in CIYAARAHA WARARKA

Axel Witsel oo kusoobiiray kooxda Borussai Dortmund

Laacibkau kacaayaaro  khadka dhexe  ee dalka  Belgium  Axel Witsel ayaa kusoo biiray kooxda Borussai Dortmund isagoo kaga soo biiray dhanka kooxda Tianjin Quanjin. Witsel ayaa…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar oo casilay

Sida ay kuwaramayaan wararka kaimaanaya magaalada Jigjiga  waxaa gelinkii dambe ee maanta is casilay Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar. Wariyeyaal ku sugan…

Posted in WARAYSIYADA

Dhageyso Qoys danyar ah oo maanta deeq la gaarsiiyay

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/Lafagari-Mandhera.mp3
Posted in WARAYSIYADA

DHAGEYSO ceel biyoodka gerajir oo jabay

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/Cubeyd-Xassan-Ceelka.mp3
Posted in WARARKA

DHAGEYSO ceel biyoodka gerajir oo jabay

Bulshada deegaanka Gerajir ee gobolka Hiiraan ayaa ka cabanaya ceel biyoodkii deegaanka oo ka jabay sida uu ku soo waramayo Cubeyd Xasan Maxamuud, wakiil wareedka…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO Warka Duhurnimo ee idacada star fm 06-08-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/News06-08-2018-13-30.mp3
Posted in WARARKA

Ku dhawaad 100 qof oo ku dhimatay Dhulgariir ku dhuftay wadanka Indonesia

Ilaa iyo hadda ugu yaraan 91 qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen dhulgariir xooggan oo cabirkiisu lagu sheegay 6.9 oo ku dhuftay wadanka Indonesia…

Posted in WARARKA

Dowlada oo soo saartay 9.6 bilyan oo loogu talagalay wayeelada

Dowlada dhexe ayaa shaaca ka qaaday inay soo saartay dhaqaale gaaraya 9.6 bilyan oo loogu talagalay caawinta wayeelada. Lacagtan ayaa sido kale lagu garab istaagaa…

Posted in WARARKA

Maamulka NEMA oo xaafadda Kileleshwa ku burburiyay xarunta Java House

Sarakiisha maamulka qaran ee qaabilsan maareynta degaanka ee magaciisu loo soo gaabiyo NEMA uu xaafadda Kileleshwa ku burburiyay xarunta maqaayadda Java House. Tallaabadan ayaa qeyb…