Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaanijka Madasha, Tallo wadaag 07-08-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/Madasha-7.8.2018.mp3
Posted in WARARKA

Qaxooti laga soo celiyay dalka Yemen oo gaaray magaalada Berbera.

Qaramada Midoobey ayaa xaqiijiyay in 116 qof oo Soomaali ah ay soo gaareen deegaanada Soomaaliland gaar ahaan magaalada dekedda leh ee Berbera dadkaasoo laga soo…

Posted in WARARKA

Shaqaalaha rayidka Soomaaliya oo ka hor yimid xilka qaadis lagu sameeyay masuul ka tirsan wasaarada arimaha dibada.

Guddiga Shaqaallaha rayidka ee Soomaaliya ayaa ka hor yimid xilka ka qaadis dhawaan uu Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ku sameeyay xoghayaha Joogtadada…

Posted in WARARKA

Koonfur Galbeed oo sheegtay in ciidamo AMISOM ah la gaynayo wada xiriirisa Muqdisho iyo Baydhabo.

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay inay wadaan qorsheyaal Ciidamo ka tirsan AMISOM lagu geeynayo wadada xiriirisa magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo oo dhibaatooyin amnidaro marar…

Posted in WARARKA

Ururka macalimiinta ee KUPPET oo barayaasha xubnaha ka ah ugu baaqay inaysan shaqo joojin ku dhaqaaqin

Ururka ay ku bahoobeen macalimiinta intooda badan wax ka dhiga dugsiyada sare ee dalka ee magaciisu loo soo gaabiyo KUPPET ayaa barayaasha xubnaha ka ah…

Posted in WARARKA

Madaxweyne ku xigeenka dalka oo sheegay in dhalinyarada ay ka faaiideysan doonaan qandaraasyada

Ku xigeenka madaxweynaha dalka Willaim Ruto ayaa sheegay in dhalinyarada , haweenka iyo dadka naafada ah ay ka faaiideysan doonaan qandaraasyo kala duwan oo ku…

Posted in WARARKA

Wasiirka dalxiiska oo magacaabay guddiga KWS

Wasiirka wasaaradda arrimaha dalxiiska ee dalka Najib Balala ayaa soo magacaabay guddiga maamulka ee waaxda adeega duurjoogta ee KWS. Bayaan uu wasiirku soo saaray ayuu…

Posted in WARARKA

Maxkamada Zimbabwe oo racfaan ku siidaysay tagerayaasha mucaaradka

Maxkamad uu fadhigeedu yahay dalka Zimbabwe ayaa damiin ku siidaysay 27 ka mid ah tagerayaasha mucaaradka wadankaasi. Eedeysanayaashan ayay laamaha amaanka soo xireen isbuucii hore…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka Duhurnimo ee idacada star fm

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/News-07-08-2018-13-30.mp3
Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijak Hoggaanka star, Arrimaha qaxootiga iyo bani`aadanimada 0708-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/Hogaanka-star-07-08-2018.mp3