Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO WARKA HABENIMO 8:30 PM

News 08-08-2018 20 30

Posted in WARARKA

Shan asakari oo lagu dilay weerar ka dhacay ismaamulka Lamu

Ugu yaraan shan askari oo ka tirsan Ciidamada Difaaca dalka ee loo yaqaano  (KDF-ta ) ayaa dhintay,halka  lix kalena waa ay dhaawacmeen ka dib markii…

Posted in English

Israeli minister says Iran should ‘disappear’ from world

Speaking to Israel Radio on Tuesday, Erdan welcomed Trump’s decision in May to abandon the Joint Comprehensive Plan of Action (JCPOA) and his push to…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha cusub ee Colombia oo la dhaariyay

Waxaa xilkiisa  loo dhaariyay madaxweynaha cusub ee  dalka Colombia  Ivan Duque. Waxaa uu noqonaya hoggaamiyihii 60-aad ee qabto talada wadankaasi. Arrintan ayaa imaanaysa iyadoo dhanka…

Posted in WARARKA

9 qof oo bishan gudaheeda Ebola ugu dhimatay Kongo

Wasaaradda caafimaadka ee jamhuuriyada  dimuqaradiyada Kongo ee DRC ayaa sheegtay in  bishan gudaheeda  wadankaasi ay cudurka Ebola ugu dhinteen 9 qof. Tirada  dhimashada  waxay horay…

Posted in WARARKA

Ra’iisul wasaarihii hore ee Malaysia oo beeniyay inu sameeyay wax isdaba marin dhanka dhaqaalaha ah

Ra’iisul wasaarihii hore ee wadanka  Malaysia Najib Razak ayanan qiranin   dambi lagu soo oogay oo ku saabsan waxisdabamarin lacageed. Waxaa uu iska fogeeyay eedeymo  loo…

Posted in WARARKA

Madaxweyne ku xigeenka dalka oo la kulmay guddoomiyaasha golayaasha hoose ee ismaamulada

Madaxweyne ku xigeenka dalka Willaim Ruto ayaa  xaafada Karen ee ismaamulka Nairobi kulan kula qaatay guddoomiyaasha golayaasha hoose ee dowlad goboleedyada dalka. Waxaa uu Mr….

Posted in WARARKA

Xildhibaanada baarlamaanka oo doonayo inuu xafiiska baneeyo wasiirka maaliyadda

Waxaa weli isa soo  taraya  cadaadiska wasiirka wasaaradda maaliyadda ee dalka Mr. Henry Rotich lagu saarayo inuu xafiiska banneeyo. Qaar ka mid ah mudanayaasha  aqalka…

Posted in English

Iran FM says talks with ‘insincere’ US impossible due to its ‘erratic’ policies

Iranian Foreign Minister Mohammad Javad Zarif says the Islamic Republic cannot trust the US to sit with it again in any possible negotiations as Washington…

Posted in English

Former Nairobi governor Kidero arrested over graft claims

Former Nairobi Governor Evans Kidero has been arrested by anti-corruption detectives and is set to be charged in court for abuse of office, money laundering,…