Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka Duhurnimo ee idacada star fm

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/News-10-08-2018-13-30.mp3
Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka madasha, waxbarashada 10-08-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/Madasha-10-8.2018.mp3
Posted in WARAYSIYADA

DHAGEYSO warbixin uu diyaariyay wariyahayaga Warsame xaji farax oo ku sabsan wafdi gaaray magaalada Garbaharrey

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/Warsame-xaji-farax.mp3
Posted in WARAYSIYADA

DHAGEYSO gudoomiye kuxigeenka aqalka sare ee soomaalya oo gaaray magaalada cadaaco

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/WARKA-CADADO.mp3
Posted in WARARKA

Dowlada oo qorsheeynaysaa inay burburiso 4,000 oo dhismooyiin ah oo ku yaala Nairobi

Mulkiilaha rugta ganacsi ee Ukay oo saaka ciida lala simay ayaa cambaareeyay dhacdadii lagu burburiyay dhismahaasi isagoo sheegay inuusan wax ogeysiis ah ama digniin ah…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Ciidamo AMISOM oo la gaynayo xabsiga dhexe ee Xamar.

Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa dalbaday in Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM la geeyo Xabsiga dhexe ee Xamar si ay uga qeyb qaataan sugida. Taliyaha…

Posted in WARARKA

Saraakiisha Soomaaliya oo sheegay inay dileen xubno ka tirsan AL-Shabaab.

Sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan ciidamada xooga dalka Soomaaliya deegaanno hoostaga degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeelaha hoose, ayaa lagu dilay saraakiil shacabaab ka tirsan…

Posted in WARARKA

Koonfur Galbeed oo sheegtay inay baadi goobayso shaqaale la afduubtay.

Wasaaradda amniga ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegtay inay bilowday hawlgal ay ku baadigoobayaan Shan qof oo ka mid ah shaqaalaha Hay’adda Bisha…

Posted in WARARKA

Baarlamaanka dalka oo gaashaanka u daruuray warbixin ku saabsan baaritaanada sonkorta

Mudanayaasha aqalka baarlamaanka ee dalka ayaa diiday inay tixgeliyaan waxyaabo lagu soo jeediyay warbixin laga soo saaray baaritaano ay sameyeen guddiyo isku dhaf ah. Guddiyada…

Posted in WARARKA

Dowlada oo bixin doonto qarashaadka aaska ardaydii shilka ku dhintay

Wasiiradda wasaaradda waxbarashada ee dalka Amina Maxamad ayaa sheegtay in dowlada ay bixin doonto qarashaadka lagu aasayo 11 arday ah oo dhawaan ku dhintay shil…