Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO WARKA DHURNIMO EE 1:30 PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/News-11-08-2018-13-30.mp3
Posted in WARARKA

Xildhibaanada dalka oo ku kala aragti duwan soo galinta dalka sonkorta sharci darada ah

Hogaamiyaha xisbiga ANC Musalia Mudavadi ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in baarlamaanka dalka uu daaqada ka tuuro warbixinta laga soo saaray sonkorta sharci darada…

Posted in WARARKA

Lacagaha hormarka ee degmooyiinka dalka oo hoos dhacay.

Waxaa uu hoos u dhac ku yimid miisaaniyada loo adeegsanaha hormarka deegaanada dalka. Ismaamulada dalka Isku dar ahaan waxay isticmaaleen 25.98 Bilyan oo u dhiganta…

Posted in WARARKA

Laba askari oo ka soo hormuuqday maxkamad ku taala Nairobi

Maxkamad ku taal Nairobi ayaa xukuntay in laba askari oo bilays ah oo lala xiriiriyay dil ka dhacay  City Park . Sida laga soo xigtay…

Posted in WARARKA

Haweenay gurika ku gubtay canugeeda

Haweenay 35 sano jir ah ayaa lagu soo waramayaa inay gubtay gurikeeda waxaana ku dhintay canug yar . Dhacdadan ayaa ka dhacday tuulada Rongo ee…

Posted in WARARKA

Mid ka mid ah Suuqyadda Muqdisho oo maanta xiran iyo xiisad ka taagan

Wararka ka imaanayaa Degmada Dharkiinley ee Gobolka Banaadir, ayaa waxa ay sheegayaan in gabi ahaanba uu xiran yahay ganacsiga Suuqa degmadaasi ee Suuq Boocle. Xirnaanshaha…

Posted in WARARKA

Nin isku dayay inuu xado diyaarad oo ay la soo dhacday ka dib markii uu hawada la galay

Shaqaale ka tirsan shirkad diyaaradeed ayaa la baxsaday diyaarad aysan saarnayn wax rakaab ah kaddibna waxay ku burburtay jasiirad ka ag dhaweyd  garoonkii uu kala…

Posted in WARARKA

Qarax ka dhacay Warshad sameysa Agabka Ciidamada

Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa ku dhintay mid kalana dhaawac culus ayaa  soo gaaray ka dib qarax ka dhacay warshad sameysa agabka ciidamada oo…

Posted in WARARKA

Dad u dhashay wadanka Shiinaha oo lagu dhaawacay qarax ka dhacay dalka Pakistan

Shan qof ayaa dhaawacmay oo ku jiraan 3 qof oo u dhashay wadanka shiinaha ka dib markii ay gaari bas ah oo saaraanyeen lala eegtay…

Posted in WARARKA

Noordiin Xaji oo amray in la soo xiro shaqsiyaadka ku lugta leh falalka musumasuqa ah

Agaasimaha waaxda dacwad oogista ee dalka Noordiin Haji ayaa ku amray gudiga ladagaalanka musuqmaasuqa ee EACC inay gacanta ku soo dhigaan 14 shaqsi oo ka…