Posted in WARARKA

DHAGEYSO Ra’isulwasaare ku xigeenka Soomaaliya oo sheegay in wax abdan laga badali doono habka dhoofinta xoolaha Soomaaliya.

ku xigeenka Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sheegay in Xooluhu ay yihiin lafdhabarka ganacsiga Soomaaliya, ayna waajib tahay sidii loo hormarin lahaa ganacsiga iyo…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Gaadiidka ka shaqeeya dekeda Muqdisho oo awaamiir lagu soo rogay.

Kadib markii la ballaariyay howlaha dekedda magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka soomaaliya ayaa la soo saaray awaamiir ku aadan gawaarida xamuulka qaada ee ka howl…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka Duhurnimo ee idacada star fm 1:30 PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/News-12-08-2018-13-30.mp3
Posted in WARARKA

Ururka qareenada dalka oo ka soo horjeestay in eedeysanayaasha la xiro maalmaha sabtida iyo axadda

Ururka ay ku bahoobeen garyaqaanada dalka ee LSK ayaa ka biya diiday in maalmaha sabtida iyo axadda xabsiyada loo taxaabo eedeysanayaasha lala xiriiriyo dembiyada kala…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Xildhibaan ku baaqay in la kala diro baarlamaanka dalka

Waxaa weli isa soo taraya hadal haynta ku saabsan tallabadii uu baarlamaanka dalka dhinac isaga dhigay warbixin ku saabsanayd baaritaano lagu sameeyay sonkorta sharci darrada…

Posted in WARARKA

Madaxweyne ku xigeenka dalka oo dhalinyarada ugu baaqay inay ku biiraan machadyada farsamada

Ku xigeenka madaxweynaha dalka Mr. Willaim Ruto ayaa dhalinyarada kenyaanka ah ku booriyay inay ka faaiideystaan fursadaha u bannaan oo ay ku biiraan machadyada lagu…

Posted in WARARKA

Maraykanka oo ingiirska ka codsaday inuu isaga baxo heshiiskii nukliyeerka ee 2015-kii

Maraykanka ayaa maanta oo axad ah dowlada ingiriiska u soo jeediyay inuu ka laabto tageeridda heshiiskii nukliyeerka ee la saxiixday sannadkii 2015-kii. Xiligaasi ayay ahayd…

Posted in WARARKA

ONLF oo xabbad joojin ku dhawaaqday

Jabhadda ONLF ayaa magaaladatani Nairobi kaga dhawaaqday xabbad-joojin hal dhinac ah. Arrintan ayaa imaanaysa ka dib muddo tobanaan sano ah oo ay dagaal kula jirtay…

Posted in WARARKA

DEGDEG: Dab ka kacay qeybta jiifka ee dugsiga Rioga

Waxaa uu dab ka kacay seddex kamid ah qeybta jiifka ee dugsiga Rioga ee ismaamulka Nyamira. OCPD-ga Keroka Eliud Muchira ayaa sheegay ardayda oo kuguda…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Madasha, Abaalmarinta 12-08-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/Madasha-12-8.2018.mp3