Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO WARKA HABEENIMO EE 8:30PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/News-13-08-2018-20-30.mp3
Posted in WARARKA

Dhageyso:Magaaladda kismaayo waxaa ka bilowday mashruuc in dhaha loogu fiiqayo kudhawaad 1000 qof oo dan yar ah.

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/KISMAYO.mp3
Posted in WARARKA

Guddoomiyaha guddiga qaran ee dhulaka oo iska fogeeyay eedeymo loo soo jeediyay

Waxaa maanta maxkamad   ka soo hormuuqday guddoomiyaha guddiga qaran ee dhulalka ee NLC, Maxamad Swazuri iyo eedeysanayaal kale oo lala xiriiriyay  fadeexad ku aaddan lacago…

Posted in WARARKA

3 qof oo ka shaqeynayay dhisida darbiga xuduuda Kenya iyo Somalia oo qarax lagu dilay

Seddax qof oo ka shaqeynayay dhisida darbiga ee xuduuda u dhaxeysa Kenya iyo Somalia ayaa qarax lagu dilay xili ay u jeedeen goobtooda shaqo. Shaqaalahani…

Posted in WARARKA

Ferdinand Waititu oo Kahormaaday burburinta lagu hayo qaar kamid ah dhismooyinka sharci darada ah gudaha magaalada tan nairobi

Gudoomiyaha  kiambu Ferdinand Waititu  ayaa kasoohorjeestay  burburinta  loogeysanayo  guryaha  lasheegay in  yihiin kuwa sharci daro ah  gudaha magaalada tan Nairobi mar waititu ayaa sheegay in…

Posted in WARARKA

Putin iyo markel oo lafilayo in ay kulmaan isbuucan gudihiisa

Madaxweynaha dalka rushia ayaa isbucan gudihiisa lafilayaa in uu booqdo dalkaasi Germalka sida  afhayeenka dowlada Germalka  uu xaqiijiyay Afhayenka dowlada germalka mr Seibert ayaa waxa…

Posted in CIYAARAHA WARARKA

Ronaldo oo isbitaal loo qaaday

Ronaldo ayaa la dhigay isbitaal ka dib markii uu qabaw ku dhacay sida ay warbihinta qaarkeed qoreen. Ciyaartoygaan hore ayaa la dhigay ibtaalka isaga oo…

Posted in WARARKA

weerarka buska ardayda yemen burburkiisa oo laga helay wax yaabo muujinaya madaafiic laga leeyahay dalka mareykanka

weerarkii diyaarada loo adeegsaday oo ay kudhinten caruurbadan oo iskuuley ah ayaa burbuka baska waxa laga helay waxyaabo muujinyo madaafic laga leeyahay dalka mareykanka ,…

Posted in WARARKA

Maxkadama gobolka Banaadir oo dhagaysanaysa dacwad musuqmaasuq la xiriirta.

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa isniinta maanta ah waxay u fariisaneysaa dhageysiga codsi dammaanad siin ah oo ay soo gudbiyeen qareenada eedeysane lagu magacaabo C/shakuur Aadan…

Posted in WARARKA

Wafdi ka socda dalka Eretria oo maanta gaaray magaalada Muqdisho.

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho waxaa Barqanimadii maanta ka degtay diyaarad siday Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka arrimaha dibadda dalka Eritrea Cusmaan Saalax. Wafdigan…