Posted in WARARKA

DHAGEYSO Dowlada Soomaaliya oo sheegaty inay Muqdisho ka howl galaan shirkado aan canshuuro bixin.

Wasiirka wasaarada maaliyada dowlada Fedraalak Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa ka hadlay shirkada shisheeyo oo uu sheegay inaysan wax Canshuur ah bixin ayana ka howl…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Sare u kac ku yimid kaluunka Soomaaliya.

Dadka ka ganacsada kaluunka ee ku nool magaalada Muqdishoe ee caasimada Soomaaliya ayaa sheegay inuu aad sare ugu kacay qaymaha kaluunka. Ganacsatada ayaa sheegay in…

Posted in WARARKA

Ciidamada xooga Soomaaliya oo gacanta ku dhigay rag weerar qorshaynayay.

Wararka ka imaanaya deegaanka Calamada ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya, in ciidamada xooga dalka Soomaaliya ay gacanta ku dhigeen Shan dagaalame oo ka tirsanaa…

Posted in WARARKA

Sarkaal ka tirsan FBI-da oo shaqada looga eryay fariimo Trump ka soo horjeeda

Sarkaal ka tirsan hay’adda sirdoonka Maraykanka ee FBI ayaa shaqadii laga eryay kadib markii uu qof ay wada shaqeeyaan u direy fariin lid ku ah…

Posted in WARARKA

Booliska UK oo qabtay nin ka dib markii uu gaarigiisa jiirsiiyay bar kortorool barlamanka afafkiisa hore

Ciidamada booliiska ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen nin baaburkiisa jiirsiiya bar kontrool oo afafka hoore ee aqalka baarlamanka dalka Ingiriiska.Waxaana ku dhaawacmay dad dhowr…

Posted in WARARKA

Baburka Madaxweyne Museveni oo ku burburay rabshadihi doorashada Arua

Baaburka madaxweyne Yoweri Museveni ayaa xalay la burburiyay ka dib markii ay rabshada ka dhasheen ololaha doorashada ku celiska ee magalada Arua oo 440-Kilomitir u…

Posted in WARARKA

Diplomasi ka tirsan QM oo amaanay dagaalka uu Madaxweyne Kenyatta kula jiro falalka Musuqmaasuqa

Diplomasi sare oo ka tirsan qaramada midoobay ayaa soo dhaweeyay dadaalka uu madaxweyne Uhuru Kenyatta kula jiro la dagaalanka falalka la xiriira musuqmasuqa iyo dambiyada…

Posted in WARARKA

Jaacamaada Nairobi oo ugu horeysa ka faa’ideysiga dhaqaalaha cilmi baarista

Jaamacada Nairobi,Jaamacada Kenyatta iyo Jaamacada Moi ayaa ugu sareeya ka fa’ideysiga dhaqaalaha cilmi baarista. Waxayna kala helayaan 538 million, 457 million, iyo 302 million sida…

Posted in WARARKA

Wasaarada waxbarashada oo sheegtay in Carrur gaareyso 852,000 aan dugsiyada wali ka xaadirin

Wasrada waxbarashada ayaa maanta shaaca ka qaaday in carrur gaareyso 852,000 oo ay da’adoou u dhaxeyso lix iyo todobo sano aysan aadin dugsiyada. Habat Abdi,…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO Warka Duhurnimo ee idacada star fm 1:30 PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/News-14-08-2018-13-30.mp3