Posted in WARARKA

Dhalinyaro Soomaali ah oo ku guulaystay doorasho maraykanka ka dhacda.

Doorasho xalay ka dhacday dalka Mareykanka ayaa waxaa ku guulaystay ilaa sadex qof oo Soomaalida kuwaasoo u tartamay kuraas kala duwan. Gabadha lagu magacaabo Ilhaan…

Posted in WARARKA

Saraakiisha Soomaaliya oo war ka soo saarya howlgalo ay fuliyeen.

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Caalami ah ayaa waxay sheegeen inay Howlgalo dhulka iyo cirka ah ay ka fuliyeen deegaano u dhaxeya Degmooyinka…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Wasaarada gargaarka Soomaaliya oo u tag la’ falalka musuqa.

Wasaarada gargaarka iyo maaraynta Musiibooyinka ee dowlada fedraalka Soomaaliya ayaa sheegaty inay dhibaatooyin farar badan wajahayso maadaama falalka wax isdabamarinta ah ay ku badan yihiin…

Posted in WARARKA

Amiirka qadar oo booqasho ku tagaayo wadanka Turkiga

Amiirka qadar ayaa lagu wadaa inuu booqasho ku tagao dalka Turkiga halkaas oo uu kulmo kula qaadan doono madaxweynaha Turkiga Raccep Tayyip Erdogan oo maalamahan…

Posted in WARARKA

Tirada dhimashada buundada Morandi ee Talyaniga oo gaadhay 38

Samata bixiyaasha ayaa ku guda jiray dadaal dherad ah oo ku aadan sida ay ku soo badbaadini lahayeen dadka ku waxyeeloobay bundada xala duntay ee…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka Duhurnimo ee idacada star 1:30 PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/News-15-08-2018-13-30.mp3
Posted in WARARKA

Shirkada tareenada oo buburisay dhismooyiin sharci daro ah oo ku dhisna agagaarkooda

Shirkada tareenada dalka ayaa saaka buburisay dhismooyin sharci dara ah oo ku dhisna xaafada Dandora. Laba kanisadood iyo shan guri oo vila ah ayaa dhulka…

Posted in WARARKA

Xildhibanada oo turxaan bixinaya manta Guddomiyaha IPOA

Guddiga Aqalka barlamanka ee maamulka iyo amaanka qaranka ayaa manta bilaabaya turxaan bixnta guddomiyaha iyo saraakiisha Maamulka madaxa banaan ee kor kala socda howlaha booliiska…

Posted in WARARKA

HELB oo shegtay in ardayda aan heysan Kaararka casriga aysan heleynin lacagta Amahda

Ardayda aan heysan kaararka casriga ah ayaaysan u suurobeynin inay helaan amaahda waxbarashada sare ee HELB laga bilaabo bisha September. Waxaa sidaasi xaqiijiyay madaxa fulinta…

Posted in WARARKA

Kenya oo u loolameysa inay jaga ka hesho Golaha amanka ee QM 2020-ka

Kenya ayaa u loolameysa inay jaga ka hesho golaha amanka ee qaramada midoobay doorashada 2020-ka inta u dhaxeysa sanadka 2021-ga ila sanadka 2022-da. Tani ayaa…