Posted in CIYAARAHA

Marcelo oo sheegay sababta ay ula kulmeen guudarada.

Difaaca reer Brazil ee garabka bidix kaga dheelo kooxda real Madrid ayaa shaaca ka qaaday sirta ka dambeysay inay la kulmaan guuldarada xanuun badan. Marcelo…

Posted in CIYAARAHA

Antoine Griezmann oo shaaca ka qaaday sababta ka dambeysa inuu sii joogo kooxda Atletico Madrid

Xidiga kooxda Atletico Madrid Antoine Griezmann ayaa shaaca ka qaaday sababta ka dambeysay inuu sii jogo kooxdiisa xili ciyaareedkan. Atletico Madrid ayaa shaley ku guuleysatay…

Posted in WARARKA

Gudiga EACC oo xiray 5 sarkaal oo ka tirsan ismaamulka Homa Bay

Ka dib markii Agaasimaha Dacwad soo oogida dalka Noordiin Haji uu amar in la soo xiro 7 shaqsii oo ka shaqeeya ismaamul goboleedka homabay kuwaasi…

Posted in WARARKA

DEG DEG: Ibrahim Boubacar Keita oo markale loo doortay madaxweynaha Mali

Dowlada dalaka Mali ayaa maanta ku dhawaqaday in madaxweynaha wadankaasi Mali Ibrahim Boubacar Keita markale loo doortay inuu shanta sanoa ee soo socota uu wadankaasi…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Jabuuti.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ka ambabaxay Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Jabuuti…

Posted in WARARKA

Midowga Africa oo sheegay inay wax ka badal ku samaynayaan howlgalkooda Soomaaliya.

Kulan ay yeesheen gudiga amniga ee midowga Africa ayay kaga hadleen howlgalka ciidamada AMISOM ee ku sugan dalka Soomaaliya waxayna sheegeen inay wax ka badal…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGYSO warka Duhurnimo ee idacada star fm 1:30 PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/News-16-08-2018-1.30PM.mp3
Posted in WARARKA

Dumarkii loo haystay dilka Kim Jong-nam oo caddaymo ku filan loo helay

Maxkamad ku taalla Malaysia ayaa go’aamisay in la hayo caddaymo ku filan oo lagu maxkamadayn karo labo dumar ah oo loo haysto in ay ku…

Posted in WARARKA

Koxo weerartay xarunta sirdoonka ee wadanka Afgaanistaan

Tiro dagaalyahano aan heybtooda la garaneyn ayaa maanta weerar ku qaaday xarunta sirdoonka ee magaalada Caasimada ah Kabul wadanka Afgaanistaan. Ma jiraan wax faah faahino…

Posted in WARARKA

Wasiirka tamarta ee dalka Charles keter oo kulan la yeelanayaa wasiirka maaliyada ee dalka

Wasiirka tamarta ee dalka Charles keter ayaa wada hadal la yeelanaya dhigiisa wasirka maaliyada henry rotich sii ay iskula qaada dhigaan dhimista xanshuura laga qaado…