Posted in WARAYSIYADA

DHAGEYSO Warbixin uu Diyaariyay wariyahayaga Anwar Maxamed oo ku sabasan musuqmaasuqa

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/warbixn-bay-anwar.mp3
Posted in WARARKA

Dowlada Jabuuti oo sheegtay in xiriirka Soomaaliya kala dhexeeya uu sii wanaagsanaan doono.

Wasiirka wasaarada arrimaha dibadda dalka Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa sheegay in xiriirka ka dhexeeya dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti uu sii ahaan doono mid xooggan,…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Gudoomiyaha gobolka banaadir oo ka hadlay shaqaalaysiinta dhalinyarada.

Gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo maanta la hadlayay warbaahinta qaranka ayaa ka hadlay caqabadihii ugu…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Taliska ilaalada canshuuraha Soomaaliya oo ka hadlay ciidamada booliska iyo Nabad sugida ee amanka Muqdisho u xil saaran.

Taliyaha Ciidanka hoggaanka ilaalad canshuuraha iyo dhaqaalaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed General Cabdullaahi Xasan Bariise ayaa sheegay in amniga magaalada Muqdisho ay wax badan iska bedeleen,tan…

Posted in WARARKA

DEG DEG Saddex qof oo ku dhaawacmay weerar ka dhacay Mandhera

Wararka naga soo gaaraya dowlad goboleedka Mandhera ee waqooyi bari ayaa sheegaya in saaka saddex qof ay dhaawacmeen kadib markii rasaas lagu furay baabuur ay…

Posted in WARARKA

Guddiga TSC oo u hoggaansamaya amar ka soo baxay madaxweynaha dalka

Guddiga adeega macalimiinta ee TSC ayaa sheegay inuu dib u eegis ku sameynayo barnaamijka macalimiinta lagu geynayo dugsiyo kale oo ay wax ka dhigaan. Arrintan…

Posted in WARARKA

Maxkamada racfaanka oo ayidday guushii xildhibaanka degaanka Starehe ee Nairobi

Maxkamada racfaanka ee dalka ayaa maanta go’aamisay in xildhibaanka laga soo doortay degaanka Starehe ee magaaladatani Charles Kanyi oo loo yaqaano Njagua uu 8-dii bishii…

Posted in WARARKA

Kenyaanka ku nool Botswana oo doonayo inay ka qeyb qataan doorashada 2022-ka

Muwaadiniinta Kenyaanka ah ee ku nool wadanka dibadiisa gaar ahaan dalka Botswana ayaa baarlamaanka ugu baaqay inuu dardargeliyo meel marinta shuruuc u fududeynaysa inay codkooda…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka duhurnimo ee idacada star fm 1:30 PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/News-17-08-2018-13-30.mp3
Posted in WARARKA

Tirada dadka ku dhintay daadadka saameeyay India oo noqotay ku dhawaad 170

Waxaa sara u sii kacday tirada dadka ee ilaa iyo hadda ku dhintay fatahaadaha saameeyay dalka India oo gaartay 164 qof. Daadadka ayaa ka dhashay…