Posted in WARARKA

Wasaarada Tacliinta Soomaaliya oo soo saarat Nidaamka waxbarashada Soomaaliya.

Wasiirka Waxbarashada hidaha iyo Tacliinta sare ee dowlada Fedraalka Soomaaliya Cabdulahi Goodax Barre ayaa soo saaray wareegto ku saabsan Nidaamka hirgelinta waxbarashada dalka Soomaaliya maadaama…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Gudiga doorashooyinka Soomaaliya oo buuxinaya kuraas ka banaan golaha shacabka.

Guddoomiyaha gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka Soomaaliya, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) oo magaalada Muqdisho warbaahinta kula hadashay ayaa sheegtay inay bilaabeen buuxinta ilaa…

Posted in WARARKA

Ciidamada dowlada Soomaaliya oo la wareegay magaalada Marko.

Wararka ka imaanaya Magalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in saakey Waaberigii ay gudaha u galeen Ciidamo uu wato Abaanduulihii xilka laga…

Posted in WARARKA

Ugu yaraan 2 milyan oo muslimiin ah oo sannadkan xajinaya

Waxaa sannadkan cibaadada xajka gudanaya muslimiin ay tiradoodu kor u dhafeyso 2 milyan oo ka soo jeedo daafaha caalamka. Kumanaan kun oo ciidamo ah ayaa…

Posted in WARARKA

Ra’iisul wasaaraha Pakistan oo shaaciyay golihiisa wasiiradda

Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Pakistan ,Imran Khan ayaa ku dhawaaqay golihiisa wasiirada oo ka kooban 21 xubood. In badan oo sarakiisha uu soo magacaabay…

Posted in WARARKA

Daawo yari laga soo sheegayo gobolka Kerala ee Indiya

Wararka naga soo gaaraya dalka Indiya gaar ahaan gobolka Kerala ee ay daadadku ku dhufteen ayaa sheegaya in halkaasi uu ka jiro gabaabsi dhanka adeegyada…

Posted in WARARKA

Agaasimaha waaxda dambi baarista oo shaqaalaha bangiyada uga digay inay khiyaano sameyaan

Agaasimaha waaxda dambi baarista dalka ee DCI-da, Mr. George Kinoti ayaa diginiin u diray cid waliba oo ka mid ah shaqaalaha bangiyada ama shirkadaha kale…

Posted in WARARKA

Madaxweyne ku xigeenka dalka oo abaal marin la guddoonsiiyay

Ku xigeenka madaxweynaha dalka William Ruto ayaa magaala madaxda wadanka Ugandha ee Kampala lagu guddoonsiiyay abaalmarinta sannadlaha ah ee loo yaqaano Lifetime Achievement Award. Waxaa…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Haween u dooda xuquuqda aadanaha oo si weyn u taageeray in la mamnuuco Maqooqaa

Tiro haween ah oo u dooda Xuquuqul Aadanaha ayaa si weyn u tageeray dadaalada dowlad goboleedka Mombasa ay ku mamnuucayso isticmaalka nooca Qaadka ee loo…

Posted in WARARKA

Basaska u kala goosho degaanada waqooyi bari oo looga digay inay qaadaan dadka aan haysan sharciga dalka

Iskuduwaha amaanka ee gobolka waqooyi bari ee dhawaan la soo magacaabay Maxamad Biriq ayaa basaska u kala goosho degaanada kala duwan uga digay inay fududeyaan…