Posted in WARARKA

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta dib ugu laabtay magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahaan booqasho ku joogay dalka Turkiga ayaa manta dib ugu laabtey Magalada Muqdisho ee Caasimada…

Posted in WARARKA

Xiliga uu furmayo kalfadhiga baarlamaanka Soomaaliya oo la shaaciyay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa maanta shaaciyay waqtiga rasmiga ah ee uu furmayo kalafadhiga 4-aad ee Baarlaamnka Soomaaliya. Warqad ka soo…

Posted in WARARKA

Ciidamada xooga dalka Soomaaliya oo howlgalo ka sameeyeen gobolka sahbeelada dhexe.

Howlgalo Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ay ka sameeyeeyeen Wadada xiriira degmooyinka Balcad iyo Jowhar ee gobolka shabeelada dhexe ayay sheegen inay ku soo qabteen rag…

Posted in WARARKA

19 qof oo Boko Xaraam ay ku dishay Nigeria

Gobolka Borno ee dalka Nigeriya ayaa waxaa lagu dilay 19 qof kadib markii ay halkaasi weerar ka geysatay kooxda Boko Xaraam. Abatcha Cumar, oo falkaasi…

Posted in WARARKA

Dad ay Taliban afduubatay oo la soo badbaadiyay

Ciidamada amaanka ee dalka Afghanistan ayaa lagu soo waramaya inay soo furteen 149 qof oo rakaab ah oo ay afduubatay kooxda Taliban Dadkaasi waxaa ka…

Posted in WARARKA

Ingiriiska oo muwaadiniintisa uga digay inay Ugandha u safraan

Dowlada ingiriiska ayaa soo saartay digniin ay u jeedinayso muwaadiniinteeda ku nool Ugandha ama doonaya inay u safraan . Waxaa loo soo jeediyay inay feejignaan…

Posted in WARARKA

Afar ka mid ah shaqaalaha bangiga KCB oo lala xiriiriyay in ka badan 70 milyan oo la dhacay

Waxaa maanta lagu wadaa in maxkamada ay ka soo hormuuqdaan afar ka mid ah howlwadeenada bangiga dowlada ee KCB kuwaaso lagu eedeyay inay qeyb ka…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO warka Duhurnimo ee idacada star fm 1:30 PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/News-20-08-2018-13-30.mp3
Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Hoggaank star arrimaha Kenya 20-08-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/Hogaanka-star20-08-2018.mp3
Posted in WARAYSIYADA

DHAGEYSO shirkada Taaj oo xafiis ka furatay magaalada Mombasa

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/Cabdijaliil-mombasa.mp3