Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO WARKA CAAWA 8:30 PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/News-22-08-2018-20-30.mp3
Posted in WARARKA

Dowlada Pakistan oo deeq xoolo ah ugu deeqday qaxootiga Dadaab

Dowlada Pakistan  ayaa deeq  xoolo ah ugu deeqday  qaxootiga Dadaab iyo dadka degaanka waxaana   maalinkii   labaad ka socda degankaasi  gowraca xoolaha udxiyada ah. Xildhibaanka  laga…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Masuuliyiin katirsan degmada Balcad oo xilkii laga qaaday.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dowladaha hoose ee Maamulka Hir-Shabeelle ayaa xilkii looga qaaday guddoomiye ku xigeenkii Arrimaha bulshada ee degmada…

Posted in WARAYSIYADA

DHGEYSO salaada Ciidu Adxaa oo manta laga tukaday magalada Mombasa

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/Cabdijaliil-Mombasa-2.mp3
Posted in WARARKA

Sannadguuradii 40-aad ee ka soo wareegatay geeridii madaxweynihii koowaad ee dalka oo la xusayo

Waxaa maanta la xusaya sannadguuradii 40-aad ee ka soo wareegatay taarilkhdii uu geeriyooday madaxweynihii ugu horeeyay ee dalka Mzee Jomo Kenyatta. 22-kii bishii sideedaad ee…

Posted in WARARKA

Howlwadeenada mataatuuda ee Nairobi oo aan sameynin gadood shaqo

Mulkiilayaasha iyo darawaliinta baabuurta ay dadweynaha ku safraan ee loo yaqaano Mataatuuda ee ismaamulka Nairobi ayaa iska dhaga tiray baaq ku aadanaa in shaqa joojin…

Posted in WARARKA

Maxkamada ICC oo loo gudbiyay dacwad la xiriirta howlgalada keynta Mau

Maxkamada caalamiga ee dembiyada dagaalka ee ICC-da ayaa sheegtay inay la wareegtay dacwad uu u gudbiyay qareen kenyaan ah. Garyaqaanka ayaa doonaya in la baaro…

Posted in WARARKA

Ugu yaraan 4 qof oo ku dhimatay dab ka kacay India

Wararka naga soo gaaraya dalka India ayaa sheegaya in dab ka kacay magaalada Mumbai ay ku dhinteen 4 qof halka 16 kalena ay ka soo…

Posted in WARARKA

Maraykanka oo xayiraad ku soo rogay shirkado laga leeyahay Ruushka

Dowlada Maraykanka ayaa lagu soo waramayaa inay cunaqabateyno hor leh ku soo rogtay laba shirkadood oo ah kuwa marakiibta oo laga leeyahay Ruushka. Shirkadahan ayaa…

Posted in WARARKA

Hoggaamiyaha Myanmar oo qiil u raadisay xadgudubyo lagu eedeyay ciidamada wadankaasi

Aung San Suu Ky, haweeneyda hogaamiyaha ka ah wadanka Myanmar aya ciidamadeeda ka difaacday eedeyn loo jeediyay. Hay’adaha caalamiga ee xuquuqul aadanaha oo ay ka…