Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO WARKA HABENIMO 8:30 PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/News-23-08-2018-20-30.mp3
Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Magalada Garisa oo maanta xariga loogaga jaray   Qorsha lagu difaacaya xuquuqda   dadka  la kulma tacadiyadaay oo  iska kaashanayaan waaxya kala gadisan   

Magalada Garisa ayaa waxa maanta xariga loogaga jaray   Qorsha lagu difa180823_01acaya xuquuqda   dadka  la kulma tacadiyadaay oo  iska kaashanayaan waaxya kala gadisan Qorshahan ayaa waxa…

Posted in WARARKA

4 qof oo lagu dilay weerar ka dhacay Liibiya

Wararka naga soo gaaraya   dalka Liibiya ayaa sheegay in weerar dableey hubeysan ay ka geysteen  bar kontorool  lagu dilay ugu yaraan 4 qof. Dableyda ayaa…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO:Madaxweynaha cusub ee Dowlad Deegaanka Somalida Itobia

ayaa ka dib marki loo magacaabay xilkani hadlay isagoona balanqaaday inuu ka shaqeyn doono hormarka dowlad deegaanka somalida Itoobiya.  

Posted in WARARKA

Shilal maanta ka dhacay ismaamulka mandera.

Taliyaha cusub ee ciidanka xoogga oo xilka kala wareegay Gen. Gorod  Wararka inaga soo gaarayaa ismaamulka Mandera ayaa sheegayaa in maanta ismaamulkaasi ay ka dhaceen…

Posted in English

Donald Trump: People will be ‘very poor’ if I’m impeached

I don’t know how you can impeach somebody who’s done a great job,” says the president, who is accused over collusion with Russia. Donald Trump…

Posted in English

A on-duty police officer calms a crying baby by breastfeeding him

The police officer was patrolling a local children’s hospital in Argentina when she heard the sound of a crying baby. She knew it was a…

Posted in WARARKA

LAYAAB :neef ciida looga talagalay oo dhab laga helay

Sheekadan layaabka leh dhanka kalena mucjisada rabaaniga ah ayaa waxaa ay kadhacday  Deegaan ka mid ah gobolka Assiut ee gudaha dalka Masar ,dadkii daganaa  degankan…

Posted in WARARKA

Gabar boolis ah oo isku bedishay xidigad.

Gabar boolis ah oo u dhalatay dalka Argentina ayaa  waxay isku bedeshay xiddig kadib markii sawirkeeda iyadoo ilma yar nuujinyesa uu si aad ah ugu…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Madasha, Macalinka Radiyaha 23-08-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/Madasha-23-8-2018-.mp3