Posted in WARARKA

Maxkamada racfaanka ee kuuriyada koonfureed oo kordhisay xariga madaxweynihii hore

Maxkamada racfaanka ee dalka kuuriyada koonfureed ayaa lagu soo waramayaa inay muddo hal sano ah ku kordhisay mudadii horay loo xiray madaxweynihii hore Park Geun-hye….

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGEYSO Warka Duhurnimo ee idacada star fm 1:30 PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/News-24-08-2018-1-30.mp3
Posted in WARARKA

Hay’adda Human Rights Watch oo eedeysay isbeheysiga uu sacuudiga hoggaaminayo

Hay’adda caalamiga ee xuquuqul aadanaha ee Human Rights ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in isbeheysiga militari ee uu Sacuudiga horkacaya kaaso dagaal kula…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Madasha, waxbarashada 24-08-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/Madasha-24-8-2018-.mp3
Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Hoggaanka star, Arrimaha Kenya 24-08-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/Hogaanka-star-24-08-2018.mp3
Posted in WARARKA

DHAGEYSO Taliyaha cusub ee ciidanka xooga dalka Soomaaliya oo balan qaadya inuu dhisayo ciidamo midaysan.

Taliyaha Cusub ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Daahir Aadan Cilmi(Indha-Qarshe) oo shalay la wareegay xilkiisa ayaa sheegay in qorshohooda uu yahay sidii Dowladda federaalka Soomaaliya…

Posted in WARARKA

Baarlamaanka oo amray in baaritaano lagu sameeyo jaamacadaha dalka

Guddiga waxbarashada ee baarlamaanka dalka ayaa wasaaradda tacliinta amar ku siiyay inay jaamacadaha dowliga ah ku sameyso baaritaano dhanka hanti dhowrka ah. Waxaa si gaar…

Posted in CIYAARAHA

Unai Emery oo sheegay inay muhiim tahay inay guuleystaan kulanka west Ham

Macalinka kooxda Arsenal Unai Emery ayaa shirkiisa jaraa`id oga hadlay kulanka soo aadan ay la ciyaari doonaan West Ham. Arsenal ayaa soo guuldareesatay labadii kulan…

Posted in CIYAARAHA

Barcelona oo diyaarisay qorshe ay cusub oo ay uga farxinayso Ernesto Valverde

Maamulka kooxda Barcelona ayaa diyaariyay qorshe ay uga farxinayaan tababarhooda Ernesto Valverde xiliciyaareed kaan. Shabakada Mundo Deportivo ayaa qortay in maamulka Barcelona ay dhawaan wadahadal…

Posted in English

CS Monica Juma heads to US

Foreign Affairs Cabinet Secretary Monica Juma is leading an advance team to the US ahead of President Uhuru Kenyatta’s meeting with his US counterpart Donald…