Day: August 26, 2018
Ra’isulwasaaraha Soomaaliya oo darajada sareeye Guuto u xiray gabadhii ugu horaysay ee ciidamada Booliska Soomaaliya.
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali khayre oo wakiil ka ah madaxweynaha jamhuuriyadda fedraalka, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa darajada Sarreeye Guuto u xiray Zakiya Xuseen…
DHAGEYSO Gudiga adeega Garsoorka Soomaaliya oo la soo dhisayo.
Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Soomaaliya Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay in la dhisayo golaha adeegga Garsoorka Soomaaliya oo meesha ka amqnaa ilaa sanadkii 2015-kii xiligaas…
Wasiirka qorshaynta Soomaaliya oo magacaabay xoghayaha joogtada ee wasaaradiis.
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta,maalgashiga iyo hormarinta dhaqaalaha ee dowladda Soomaaliya Jamaal Maxamed ayaa Magacaabay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta sidoo kale wuxuu xilka qaadis ku sameeyay…
DHAGEYSO Saraakiisha amaanka gobolka Hiiraan oo digniin u diray dadka isbaarooyinka dhigta.
Ayadoo todobaadyadii ina dhaafay ay cabasho ballaaran ka soo yeereysay dadka Shacabka ah ku nool deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan,kadib isbaarooyin la soo dhigay deegaano…
DHAGEYSO Barnaamijka Madasha, Abaalmarinta 26-08-2018
DHAGEYSO Barnaamijka Hoggaanka star, wargalinta Bulshada 26-08-2018
Human Rights Watch oo sheegtay in ISIS ay haysato in ka badan 27 qof oo u dhashay Suuriya
Hay’adda caalamiga ee xuquuqul aadanaha ee Huma Rights Watch ayaa sheegtay in ugu yaraan 27 qof oo dhalasho ahaan ka soo jeedo wadanka Suuriya carruurna…
Turkiga oo 33 ceelasha biyaha ah ka sameeyay Zanzibar
Mid ka mid ah hay’adaha gargaarka ee dalka Turkiga oo lagu magacaabo Sadakatasi ayaa tani iyo sannadii 2015-kii, jasiiradda Zanzibar ka sameysay 33 ceel biyood…
Madaxweynaha dalka oo aan la kulmi doonin Kenyaanka ku nool Maraykanka
Safiirka dowlada Kenya ee Maraykanka Ambasadoor Robinson Njeru Githae ayaa sheegay in jadwalka madaxweyne Uhuru Kenyatta oo ciriiri ah awgeed uusan fursad buuxda u heli…
DHAGEYSO Guddoomiyaha Mombasa oo ku baaqay in dowlada lagu tageero la dagaalanka musuqmaasuqa
Barasaabka ismaamulka Mombasa ee gobolka xeebta Cali Xassan Joho ayaa shacabka iyo siyaasiyiinta Kenyaanka ah ugu baaqay inay dowlada kala shaqeyaan dagaalka ay kula jirto…