Turkiga oo 33 ceelasha biyaha ah ka sameeyay Zanzibar

Mid ka mid ah hay’adaha gargaarka ee dalka Turkiga oo lagu magacaabo Sadakatasi ayaa tani iyo sannadii 2015-kii, jasiiradda Zanzibar ka sameysay 33 ceel biyood ah.
Hay’addan oo uu fadhigeedu yahay magaalada ,Istanbul ayaa mashariicda dhanka biyaha ee ay fulisay waxaa ka faaiideystay tobanaan kun oo qof.
Boqolkiba 55 ee shacabka ku nool Zanzibar ayaa heli kara biyo nadiif ah maadaama intooda badan ay ku noolyihiin saboolnimo.
Enes Erbas , oo ka mid ah xubnaha guddiga fulinta ee hay’addan ayaa sheegay in saddexdii sano ee la soo dhaafay ay xoogga saarayeen wax ka qabashada baahiyaha dhanka

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *