Toogasho ka dhacday gobolka Florida ee Maraykanka

Booliska Maraykanka ayaa sheegaya in toogasho shalay ka dhacday magaalada Jacksonville ee gobolka Florida lagu dilay 2 qof halka 11 qof oo kalena ay ka soo gareen dhaawacyo kala duwan.
Nin hubeysan ayay wararku sheegayaan inuu rasaas ku furay dad ka qeyb galayay nooca tartamada ee muuqaalka ah.
Ninka weerarka geystay ayaa magaciisu lagu sheegay Davit Katz oo 24 sano jir ah kana soo jeedo Baltimore oo isna isdilay markii uu toogashada geystay.
Bishii labaad ayay ahayd markii arday uu 17 qof ku dilay dugsi sare oo ku yaallo gobolka Florida ee Maraykanka.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *