Posted in WARARKA

African Union troops leave Somali stadium as part of gradual pullout

The African Union mission in Somalia has handed over the biggest stadium in Mogadishu to the Somali government as part of the mission’s plan to…

Posted in Faallo QORAALADA GAARKA AH WARARKA

Xubin cusub oo jirka binaadamka katirsan oo la ogaaday

  Saynisyahanno ka tirsan Mac’hadkadka Garvan ee cilmi-baarista caafimaadka ee dalka Australia ayaa helay “xubin yar” oo ka tirsan jirka aadanaha oo aan horey loo aqoon, xubintani…

Posted in Faallo QORAALADA GAARKA AH WARARKA

Daraasad Muujineysa Dhinaca Madow ee Ay Leedahay Xaasidnimada.

Koox khubarayal ah oo ka tirsan jaamacadda MGPPU university  ee dalka Ruushka ayaa sameeyay daraasad ku aaddan rabitaanka qofka inuu noqdo mid dhammeystiran iyo saameynta…

Posted in WARARKA

AMISOM oo dhamaystirtay ka bixitaankeeda Stadium Muqdisho.

Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa Talaadada Maanta ah waxay dhamaystireen ka bixitaankooda Garoonka Ciyaaraha ee Muqdisho Stadium oo ku yaalada Degmada Wartanabadda ee gobolka…

Posted in WARARKA

DHAGEYSO Dowlad degaanka Nairobi oo faahfaahisay shuruucda la xiriirta gaadiidka dhugdhugleyda

Ismaamulka Nairobi ayaa sheegay inuu weli shaqeynaya amarkii wadayaasha mootooyinka looga mamnuucay inay gudaha u galaan bartamaha caasimadda dalka. Tallabadan ayaa ah mid looga gol…

Posted in WARARKA

Kala bar sigaarka lagu isticmaalo gudaha dalka oo lagu sheegay mid sharci darro ah

Agaasime ku xigeenka waaxda adeega dadweynaha ee dalka Mr. Wanyama Musiambo ayaa sheegay in sigaarka lagu isticmaalo gudaha wadanka kala barkiisu uu yahay mid kontarabaan…

Posted in WARARKA

Qarmada midoobay oo tuhunsan inay xadgudubyo ka dheceen Yemen

Qaramada midoobay ayaa sheegtay in la rumeysanyahay in isbeheysiga uu sacuudiga hor kacayo ee dagaalka kula jiro kooxda Xuutiyiinta ee dalka Yemen uu halkaasi ka…

Posted in WARARKA

Colombia oo isaga baxaeysa dallada UNASUR

Madaxweynaha wadanka Colombia, Ivan Duque ayaa shaaciyay in dalkiisa uu isaga baxayo midowga wadamada ku yaalo koonfurta Maraykanka ee (UNASUR). Ururkan ayaa la soo dhisay…

Posted in BARNAAMIJYADA

DHAGEYSO Barnaamijka Madasha, Talo-Wadaag 28-08-2018

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/Madasha-28-8-2018-.mp3
Posted in WARARKA

DHAGEYSO: Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaraha ee xukuumada Soomaaliya Oo Sheegtay In Ay La Waregtay Stadium Muqdisho.

Wasiirka wasaaradda Dhalinyarada iyo ciyaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya marwa Khadiijo Maxamed Diiriye oo Shir Jaraa’id Ku Qabatay Magaalada Muqdisho ayaa waxay ka Hadashay Kala Wareegitaanka…