DHAGEYSO: Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaraha ee xukuumada Soomaaliya Oo Sheegtay In Ay La Waregtay Stadium Muqdisho.

Wasiirka wasaaradda Dhalinyarada iyo ciyaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya marwa Khadiijo Maxamed Diiriye oo Shir Jaraa’id Ku Qabatay Magaalada Muqdisho ayaa waxay ka Hadashay Kala Wareegitaanka Ciidanka AMISOM Ee Garoonka Stadium Muqdisho.
Waxa Ay Sheegtay In Ciidamada AMISOM Ay Qalabkoodii Kala Baxeen Garoonka,Isla Markaana Lagu Wareejiyey Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Booliska Soomaaliya.
Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Qadiijo Maxmaed Diiriye Aya Sheegtay In Dowlada Somaliya Dhawaan Ay Bilaabi Doonto In Ay Dayactir Ku Samyni Doonto Garoonkaasi.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *