Posted in DHAGEYSO WARARKA WARARKA

DHAGEYSO WARKA HABEENIMO 8:30PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/News-29-08-2018-20-30.mp3
Posted in WARARKA

Theresa May oo gaartay dalka Nigeria

Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska Theresa May ayaa booqasho ku joogtaa dalka Nigeria, waxayna la kulantay madaxweyne Muhammadu Buhari. Waa booqashadeedii labaad ay ku mareyso qaaradda oo…

Posted in WARARKA

Farmaajo oo shir uga qeyb galaya Shiinaha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Shiinaha oo ay kaga qayb galayaan Shirka Madasha Iskaashiga…

Posted in WARARKA

Xildhibaanada dalka oo maanta ka dooday in la badalayo waqtika doorashooyiinka dalka

Waxaa manta xidlibanada dalaka ay kawada dooneen waqtiika ay qabsoomayso doorashada wallow ay sheegen in waqtika hadda ay habooneen in laqabto doorasha ee agosto iyaado…

Posted in WARARKA

Shirkada Safaricom oo maanta wil somali ah ku abaal marisay guri

Shirkada isgaarsiinta ee safarico ayaa maanta bixisay guri abaal marin ah oo qiimihiisu uu dhanyahay 7 .8 Milyan oo shillinka dalka . Gurikaasi ayaa waxaa…

Posted in DHAGEYSO WARARKA

DHAGAYSO-Warka duhurnimo ee idaacada Star FM 1.30PM

https://www.starfm.co.ke/wp-content/uploads/2018/08/News-29-08-2018-13-30.mp3
Posted in WARARKA

Hoggaamiyaha fallagada suudaanta koonfureed oo saxiixay heshiis nabadeed

Waxaa in muddo ah wadanka suudaanta koonfureed ka tagnaa dagaalo sokeeye iyadoo dhanka kale hoggaanka wadankaasi ay isku hayaan madaxweyne Salva Kiir iyo ku xigeenkiisi…

Posted in WARARKA

Madaxweynihii hore ee dowlad degaanka soomaalida Itoobiya oo maxkamad la soo taagay

Wararka naga soo gaaraya magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in maxkamada la soo taagay madaxweynihii hore ee dowladd deegaanka Soomalida Itoobiya Cabdi…

Posted in WARARKA

Dowlada Kenya oo sheegtay in howlgalada ka dhanka ah ajaanibta ay noqonayaan kuwo aanan cidna ku xadgudbaynin

Dowlada dhexe ayaa sheegtay in howlgalada ay waddo wasaaradda arrimaha gudaha ee lagu musaafurinayo dadka ajaaniibta ah ay noqonayaan kuwo loo fuliyo sida habboon iyadoo…

Posted in WARARKA

5 ka mid ah ciidamada difaaca dalka oo ku dhimatay weerar ka dhacay Lamu

Wararka naga soo gaaraya ismaamulka Lamu ee gobolka xeebta ayaa sheegaya in weerar halkaasi ka dhacay ay ku dhinteen 5 sarkaal oo ka tirsan ciidamada…