Wakiilka degaanka hoose ee Abaqeyle ee Dhadhaab oo racfaan qaadanaya

Wakiilka golaha hoose ee ismaamulka Garissa u matalo degaanka hoose ama woodka Abaqeyle ee degaanka Dhadhaab Maxamad Cali Sheekh oo ku magacdheer Aamiin ayaa sheegay inuusan ku qancin go’aan maanta ka soo baxay maxkamada sare ee dalka laanteeda Garissa.
Maxkamada ayaa kadib racfaan loo gudbiyay oo ay dhageysatay , laashay guushii wakiilkan u soo hooyatay bishii sideedaad ee sannadkii hore waxayna amar ku bixisay in mar kale codeyntaasi ay dhacdo.
Hasa ahaate Maxamad Cali sheekh oo wareysi gaar ah siiyay idaacadda star fm ayaa sheegay inuu muddo 14 maalmood gudahood ah racfaan kaga qaadanayo

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *